1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Gurmadka Abaaraha oo Washignton Kaga Qeybgalay Shirka Bangiga Adduunka Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaiya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb galay kulamada shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Washington oo Uga Qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah ee IMf iyo Bangiga Adduunka Waxaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka ka furmay shirka sanadlaha ah ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Waxaa shirkaan ka qeyb galaya wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Toogasho Wadareed ka Dhacday Magaalo Ku Talla Mareykanka Shan qof ayaa lagu dilay lix kalena waa lagu dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday magaalada Louisville ee gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku xaqiijiyeen. Booliska ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Qaatay Madaxda Waxbarashada Dowladda Hindiya Wasiirka wasaardda waxbarashada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Hey’adaha waxbarashada iyo Madax ka tirsan Dowladda Hindiya, iyaga oo ka wadahadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Ergayga Arrimaha Somaliland iyo Qaramada Midoobey? Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta xafiikeeda kula kulmay Kusimaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Marwo Anita Kiki Gbeho,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump oo Maanta Hortagaya Maxkamad Ku Taalla New York Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu hortago maxkamad ku taallada magaalada New York, halkaas oo ay uga billaaban doonto dhageysiga dacwado…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbaxyada Ka Dhacaya Kenya oo Gaaray Heer Suxufiyiinta Lagu Beegsado Magaalada Nairobi ee dalka Kenya gaar ahaan xaafadaha isku raranka ah, waxaa wali kasii soconaya mudaharaad ay dhigayaan xoogagga mucaarad iyo sidoo kale qeybo bulshada ah oo ka cabanaya sare…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ku Geeriyooday Duufaanno Ka Dhacay Mareykanka Hal qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen, ka dib markii duufaan sababtay in saqafka sare ee tiyaatarka, uu ku soo dumo dadweyne wax daawanayeymagaalada Illinois ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 28 Ruux oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Markab Ku Siijeeday Filibiin Ugu yaraan 28 ruux ayaa ku dhintay,230 kalena waa laga soo badbaadiyay kadib markii markabka rakaab siday u ku gubtay dalka Filibiin,dabka ayaa ka bilowday qolalka qaboojiyaha ee markabka habeenimadii…