2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Qaatay Madaxda Waxbarashada Dowladda Hindiya Wasiirka wasaardda waxbarashada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Hey’adaha waxbarashada iyo Madax ka tirsan Dowladda Hindiya, iyaga oo ka wadahadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Ergayga Arrimaha Somaliland iyo Qaramada Midoobey? Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta xafiikeeda kula kulmay Kusimaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Marwo Anita Kiki Gbeho,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump oo Maanta Hortagaya Maxkamad Ku Taalla New York Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu hortago maxkamad ku taallada magaalada New York, halkaas oo ay uga billaaban doonto dhageysiga dacwado…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbaxyada Ka Dhacaya Kenya oo Gaaray Heer Suxufiyiinta Lagu Beegsado Magaalada Nairobi ee dalka Kenya gaar ahaan xaafadaha isku raranka ah, waxaa wali kasii soconaya mudaharaad ay dhigayaan xoogagga mucaarad iyo sidoo kale qeybo bulshada ah oo ka cabanaya sare…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ku Geeriyooday Duufaanno Ka Dhacay Mareykanka Hal qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen, ka dib markii duufaan sababtay in saqafka sare ee tiyaatarka, uu ku soo dumo dadweyne wax daawanayeymagaalada Illinois ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 28 Ruux oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Markab Ku Siijeeday Filibiin Ugu yaraan 28 ruux ayaa ku dhintay,230 kalena waa laga soo badbaadiyay kadib markii markabka rakaab siday u ku gubtay dalka Filibiin,dabka ayaa ka bilowday qolalka qaboojiyaha ee markabka habeenimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Ruushka oo Booqanaya Turkiga Xilli La Amray in Lasoo Xiro Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in dhigiisa Ruushka Vladimir Putin laga yaabo inuu booqdo Turkiga 27-ka bisha soo socota ee Abriil, si uu u daah-furayo koronto-dhaliyaha tamarta Nukliyeerka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Safiir Cusub usoo Magacowday Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa Ambasador Richard H. Riley, usoo magacowday Safiirkeeda cusub ee fadhin doona Soomaaliya, kaas shaqada kala wareegi doona Safiirkii ka horeeyay Larry André oo xilka hayay tan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbaxyada Kenya oo Laga Walaacsan Yahay Iney Isku Badelaan Dagaal Qoomiyadeed Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa cambaareeyay mudaaharaadyadii ay mucaaradka ka dhigeen dalka, taas oo horseeday burbur hantiyeed oo u uku jiro dullaan lagu qaaday beer ay leeyihiin qoyska madaxweynihii hore…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Kenya oo Kala Eryay Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Qiimaha Maciishadda Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday si ay u kala eryaan mudaaharaadyo ay ku baaqeen mucaaradka, kaasoo socday ku dhawaad laba toddobaad, kaasoo looga soo horjeeday qiimaha…