Ahmet Davutoğlu oo qabanaya Xilka Ra’isul Wasaaraha Dalka Turkiga Xisbiga talada haya ee dalka Turkiga ayaa Khamiista si aqlabiyad ah ku doortay in Ahmed Davuoglu noqdo Ra’isul wasaaraha cusub ee dalka Turkiga iyo Hogaamiyaha cusub ee Xisbiga Justice and Development… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Daraasad: Afgaanistaan oo noqotay dalka khatarta ugu ba’an ay kula kulmaan shaqaalaha sama-falka Caalamiga ah Daraasad cusub oo ay baahisay xaruunta baarista ee Human otakamiz ee ka shaqeysa arimaha la xiriira gurmadka bini’aadanimo ayaa sheegaysa in cel-celis ahaan dilka iyo afduubka loo geesto shaqaalaha sama-falka…
2 daqiiqo Erdogan oo guul weyn ka gaaray doorashada madaxtinimo ee Turkiga [huge_it_slider id=”50″] Raiisul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guulaystay doorashadii madaxweynanimada ee dalkaasi. Doorashadan ayaa ahayd tii ugu horaysay ee taariikhada dalkaasi oo dadweynaha fursad u siisay…
1 daqiiqo Shirka hogaamiyaasha Afrika iyo Mareykanka oo maanta ka furmaya Washington Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa In Magaalada Washington uu ka furmo shir wayne ay isugu imaanayaan Madax ka kala socda Dalalka Afrika iyo Dowladda Mareykanka. Kulanka dhinaca Soomaaliya…