1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isul Wasaaraha Israa’il Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Imaaraadka Carabta Ra’isul Wasaaraha Isra’il Binyamin Netanyahu ayaa lagu waramayaa in si sir ah ula kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta. Sida ay qortay jariidadda afka dheer ee Haaretz, Labada nin …
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baxreyn: Qarax Lala Eegtay Meel Ay Ku Suganaayeen Ciidamada Ammaanka Dalkaasi Wasaaradda arimaha gudaha ee dalka Baxreyn ayaa waxaa ay sheegtay in askari ka tirsan ciidamada ammaanka waddankaasi uu dhintay, halka ay ku dhaawacmeen labo kale weerar qarax ka dhacay caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar Oo Duqeyn Ka Geysatay Gudaha Dalka Libiya Madaxweyna Masar Cabdifitaax Al-sisi ayaa sheegay in ciidamada dowladda Masar ay duqeymo ka geesteen goobo millatari oo ku yaallo waddanka Libiya. Madaxweyne Al-siisii ma uusan sheegin goobaha rasmiga ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Indonesia Qarax ka dhacay waddanka Indonesia waxaa ku dhimatay 3 askari oo boolis ah, waxaana ku dhaawacantay in ka badan 10 qof . Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay meel bosteejo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Oo 23 Qof Oo Rayid Ah Ku Dilay Dalka Suuriya Duqeymo dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada isbahaysiga caalamiga ah oo uu hogaaminayo Mareykanka ayaa waxaa ku dhimatay 23 qof, duqeyntan ayaa waxay ka dhacday goob tuulo ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Obama Oo Ka Digay In Lataliyaha Amniga Mareykanka Loo Magacaabo Michael Flynn Madaxweynihii hore ee Mareykanka Brack Obama ayaa ka digay in Donlad Trump uu u magacaabo la taliyihiisa ammniga ninka lagu magacaabo Maykal Faliin. Michael Flynn ayaa waxaa lagu eedeynayaa inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Emmanuel Macron Oo Noqday Madaxweynaha Faransiiska, Aragtida Midowga Yurub Oo Guuleysatay Doorashooyinkii ka dhacay waddanka Faransiiska ayaa waxaa ku guuleystay Emmanuel Macron isaga oo helay codad dhan 66.6% oo ka mid ahaa codadka la dhiibtay halka gabadha la tartameysay ee Marine…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiye Daacish Ah Oo Lagu Dilay Afgaanistaan War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Afghanistan Ashraf Gaani ayaa waxaa lagu sheegay in la dilay hogaamiye ka tirsan ururka Daacish kaasi oo lagu dilay Afghanistaan,waxaana lagu magacaabaa hogaamiyahaan la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Safiirka Mareykanka: Washington Waxaa Ka Go’an Soo Celinta Xasiloonida Soomaaliya Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Stephen Michael Schwartz ayaa sheegay in dalka Mareykanka ay ka go’an tahay soo celinta xasiloonida iyo kala dambeynta dalka Soomaaliya. Ambassador Stephen Michael Schwartz…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo Bishan Sacuudiga Kula Kulmaya Madaxda Carabta Iyo Islaamka Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu booqdo bartamaha bishan waddanka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo uu kula kulmi doono madaxda Carabta iyo hogaamiyaasha dalalka Islaamka ah. Madaxweynaha Mareykanka…