1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya iyo Japan oo ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka labada Dowladood Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka socdo shirka caalamiga ee TICAD8, Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa Looga Hadlayaa Shirka TICAD Ee Tunisia Ugu Furmay Madaxda Afrika Iyo Japan? Waxaa maanta magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia ka furmay shirka caalamiga ah Tokyo ee Horumarinta Afrika, kaasi oo socon doona muddo laba maalmood ah, waxaa furay Madaxweynaha Tunisia, Qays…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Gaaray Tunuusiya iyo TICAD oo Maanta Halkaas Ka Furmaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya, iyadoo halkaas si diirran loogu soo dhaweeyay, waxaana soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo U Ambabaxay Ka Qeybgalka Shirka TICAD Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Barre ayaa maanta ka ambabaxay dalka isaga oo ku siijeeda magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia, waxaana safarka ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan xafiiskiisa. Ra’iisulwasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ingiriiska oo £2.3 Milion oo Pound Ugu Deeqday Ciidanka Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo Pound inay ku deeqeyso Sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), taas oo loogu tala galay in lagu caawiyo Ciidanka ammaanka dalka.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya oo Diiday Natiijada Doorashada Madaxweynaha Musharraxa looga adkaaday doorashada madaxweynaha dalka Kenya Raila Odinga ayaa kasoo horjeestay natiijada lagu shaaciyay in madaxweynaha dalkaas uu ku guuleystay William Samoei Ruto oo ahaa madaxweyne ku-xigeenkii dalkaas, Raila…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Meydka Madaxii Xarunta Codbixinta Doorashooyinka Kenya oo Booliisku Helay Sida maanta oo Talaado ah ay shaaciyeen warbaahinta dalka Kenya waxaa la helay Meydka madaxii xarunta cod bixinta doorashadii ka dhacayday dalkaas, kaas oo laweysnaa maalmihii lasoo dhaafay, arrintaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirka Horumarinta Caafimaadka Afrika Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federalka Soomaaliya Dr; Maxamed Xasan Maxamed, ayaa dalka Tansaaniya kaga qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta Caafimaadka Afrika , waxaana qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Itoobiya oo Dagaalamayaal Ka Tirsan Al-shabaab Kusoo Bandhigtay Aadis Ababa Dowladda Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa kusoo bandhigtay tiro dagaalamayaal ah, kuwaas oo ay sheegtay in lagu qabtay dagaalka Al-shabaab ay ku qaadeen dalkaas, kaas oo markii ugu horeysay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Kenya oo Musharraxiintu Isku Dhowyihiin Guddiga doorashooyinka madaxbannaan ee dalka Kenya ayaa weli wada tirinta codadka doorashada madaxweynaha, ku dhawaad kala bar codadkii la dhiibtay ee doorashadii dhacday ayaa la tiriyay, labada musharrax ee ugu…