1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hillary Clinton oo Ka Qeybgali Doonta Xafladda Caleemo Saarka Trump Ilo wareedyo ka imaanaya dhinacyo kala duwan ayaa xaqiijinaya in xafladda caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ee 20 Janaayo ka dhacaysa Washington, la filay iney xafladda ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 40 Website Oo Shahaadooyin Been-Abuur Bixin Jiray Oo La Xiray In ka badan 40 Website oo si sharci darro ah uga ganacsan jiray shahaadooyin ay ku jiraan Jaamacadaha ugu caansan dalka Ingiriiska ayaa la xiray. Website-yadan oo bixiya waxa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington Oo Diblomaasiyiin Ruush Ah Ceyrineysa Iyo Kremlin-ka Oo Jawaab Ka Bixiyay Dowladda Mareykanka ayaa Khamiistii u qabatay 72 saac in ay dalkeeda uga baxaan diblomaasiyiin u dhashay dalka Ruush-ka. Arrintan ayaa timid kadib markii lagu eedeeyay raggaasi in ay ku lug…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Ka Dhacay Goob Lagu Iibiyo Baaruudda Lagu Ciyaaro 29 qof ka badan ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay suuq lagu iibiyo waxyaalaha qarxa ee lagu ciyaaro sida baaruudda, Qaraxa waxaa uu ka dhacay Tultepec, 40 kilometers u jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Robert Mugabe Oo Tartami Doona Doorashada Dhaceysa 2018-ka Isagoo 94 Jir Ah Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo 93 jir noqonaya bisha February ayaa sabtidii waxaa ay xisbigiisa u ogolaadeen in uu u tartamo doorashada dalkaasi ka dhaceysa 2018. Xisbiga talada haya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Turkiga, Qatar iyo Dalal Kale Oo Cambaareeyay Weerarkii Dekadda. Michael Keating oo ah ergeyga xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay in ay ka xun yihiin khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho isagoo intaa raaciyay in dadka qaraxaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ilhaan Cumar “Waxaa La Iigu Yeeray ISIS” Gabadha Soomaali Ameerikaanka ah ee loo doortay xildhibaanka degmo ka tirsan Minnesota ayaa sheegtay in lagu fadeexeystay looguna yeeray inay tahay ISIS. Taas waxay ku tilmaamtay wax ka yaabiyay, Ilhaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shabakad Ka Ganacsatada Xubnaha Jirka Banii’aadamka Oo Lagu Qabtay Masar Dalka Masar waxaa gacanta lagu dhigay shabakad si sharci darro ah uga ganacsata xubno ka tirsan jirka banii’aadamka. Sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Masar, ilaa 45 qof ayaa arrinkaas loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Oo $100 Million Kenya Ku Siiyay La Dagaalanka Argigixisada Jariidadda afka dheer ee ka soo baxda dalka Kenya ee Daily Naition ayaa goordhaw daabacday in dalka Mareykanka uu ilaa $100 million siiyay dalkaasi. Lacagtan ayaa lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Eyga Waalan Ee Mareykanka Oo Noqonaya Wasiirka Gashaadhigga Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Janaraal James Mattis u rashaxay in uu noqdo wasiirka arrimaha gashaadhigga. Janaraal James Mattis oo loogu yaaro Eyga Waalan waxaa uu horay…