1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Fidel Castro, Madaxweynihii Hore Ee Cuba Oo Ku Geeriyooday Da’da 90-ka Madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa waxaa uu ku geeriyooday dalka Cuba isagoo 90 jir ah kadib markii uu muddo xanuunsanaa, sidaa waxaa sheegay Teleshinka dalkaas. Fidel Castro…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Obama: Dhibaatada Suuriya, Waa Sii Socon Doontaa Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dhibaatada ka jirta Suuriya ay sii socon doonto in muddo ah, isagoo sabab uga dhigay taageerada ay Ruush-ka iyo Iran siiyaan madaxweyne Asad.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo La Kulmay Mitt Romney, Lagana Yaabo In Golahiisa Uu Kusoo Daro. Waxaa sabtidii New Jersey kulan 80 daqiiqo qaatay uu ku dhexmaray madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump iyo Mitt Romney oo siyaasad ahaan aad isu necbaa. Labada nin midkoodna…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Yemen: Xabad Joojinta Oo Burburtay Iyo Is Eedeyn Labada Dhinac Ah Dalka Yemen waxaa la sheegayaa in ay burburtay xabad joojinta kadib wax ka yar 48 saac oo lagu dhawaaqay. Ciidamada Xulafada ee uu hogaaminayo dalka Sacuudiga ayaa ku eedeeyay burburka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa Kuma Garbaha Trump Ee Reince Priebus Iyo Bannon? Madaxweynaha La doortay ee Mareykanka Dollanad Turmp waxaa uu Axaddii magacaabay labo nin oo la sheegayo in ay qaabeyn doonaan siyaasadda Mareykanka, afhayeenka madaxtooyada iyo madaxa Istaraatiijiyada, Magacaabistan ayaa isla…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Asad: Trump Waxaan Iska Kaashan Doonaa La Dagaalanka Argigixisada Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad ayaa sheegay in madaxweynaha la doortay ee Mareyakanka Dolland Trump ay iska kaashan doonaan arrimaha la dagaalanka argigixisada. “Ma ogin waxa uu sameyn doono, ma ogin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Laga Joojiyay Xukunka Dilka Ah Maxkamadda sare ee dalka Masar ayaa maanta joojisay xukun dil oo horay loogu xukmay madaxweyne Maxamed Mursi iyo hogaamiyeyaal badan oo ka tirsan Ikhwaanka. Qadiyadda horey dilka loogu xukumay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiye Sare Oo ka tirsan Xamaas Oo Ugu Baaqay Qaaradda Africka kadoon ka Dhan Ah Yahuudda Mas’uul sare oo u qaabilsan ururka Xamaas arrimaha dibadda oo lagu magaacabo Usaama Xamaada ayaa ugu baaqay dhamaan shacuubta ku nool qaaradda Afrika kacdoonka dhan ah Yahuuda si loo hakiyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo Ballan-qaadey In 3 Milyan Uu Masaafurin Doono Dad badan oo Donald Trump ka sugayey in ballamahiisa uu ka soo baxo ayaa ku farxay ballanqaadka madaxweynaha la doortay uu ku sheegay in 3 Milyan uu dalkaas ka masaafurin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Marooko ayaa waxaa xabsiga la dhigay 20 qof oo beeraley ah Maxkamad ku taalo dalka Marooko ayaa waxa ay xukunno kala duwan ay ku riday dad beeraley ah oo tiradoodu ay gaareyso 20 qof. Dadkan ayaa waxa lagu riday xukunno u…