2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Gaaray Jabuuti iyo Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalkaas iyo xaqiijinta Soomaali heshiis…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis Kala Sixiixday Madaxweynayaasha dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo ku qotoma iskaashiga, xoojinta xiriirka labada dal iyo isdhaafsi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidankii Lagu Tababarayay Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo safar ku jooga dalka ritrea ayaa maanta booqday xerada ay ku jiraan askar Soomaaliyeed, kuwaas oo tabar loo geeyay Eritrea, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Safar Ugu Ambabaxay Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarihii Hore Ee Japan oo Toogasho Lagu Dilay Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Japan Shinzo Abe ayaa maanta jimca ah geeriyooday, kadib markii la toogtay xilli uu la hadlaayay taageerayaashiisa, waxaana la sheegayaa inuu toogtay qof indhaha soo xirtay,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Itoobiya iyo Sudan oo Kawa Hadlay Xiisadda Labada Dhinac Madaxda dowladaha Itoobiya iyo Sudan ayaa kawada hadlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda kasoo cusbaanaatay ee gaartay tallaabo Milatari, wadahadlkaan ayaa imaanaya xilli madaxda dalkaas ay kuwada sugan yihiin magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Miyuu Kacay(Falisay) Dal weynihii Raashiya..? Ruushka ayaa markii ugu horeysay muddo qarni ku dhow iska bixin waayey deynta lacagaha qalaad ee lagu leeyahay, isniintii shalay ayuu ku ekaa waqtigaa loo ogolaa in Ruushku ku bixiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Congo: Ciidamada Rwanda Waxa Ay go’aansadeen in ay ku xad gudbaan madaxbanaanida dhulkeena Dowladda Congo ayaa dhiggeedda Rwanda waxa ay ku eedeysay in ay duullaan ku soo qaaday goballo ka tirsan dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo. Saraakiil ka tirsan ciidamada Congo ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Biyaha Zamzam-ka oo Awaamiir Laga Soo Saaray Iyadoo dowladda Sucuudigu ay sheegtay in weli ay jiraan xayiraadaha Karoona Virus ee lagu hakiyay Xujayda ka imaanayo waddamo dhowr ah, xilli dhowaan laguda galayo bisha Carafo ayaa haddana waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ururuka Xamaas Ee Falastiin oo Ka Hadlay Doorashadii Maxaweyne Xasan Shiikh Madax siyaasadda ururka Xamaas ee reer Falastiin Ismaaciil Haniya ayaa ka hadlay guushii doorasho ee madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo markii labaad Baarlamaanku u doortay hoggaaminta Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, Ismaaciil …