1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rooble oo U Ambabaxay Imaaraadka Carabta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida madaxweynihii geeriyooday dalka Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid AlNahyaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Dalka Imaaraadka Carabta oo Geeriyooday Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dalkaas ee WAM, Sheekh Khalifa, ayaa ahaa 73…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Ka Dhashay Booyad Shidaal oo Burburiyay Hotel iyo Khasaare Ka Dhashay Qarax weyn oo ka dhacay gudaha dalka Cuba ayaa waxaa uu geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawaac, sida ay baahisay madaxtooyada dalkaas, dadka ku dhintay ayaa waxaa ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Ergayga UK Ee Geeska Afrika? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan Geeska Afrika iyo Badda Cas Danjire Philip Parham, ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rooble oo u Ambabaxay Magaalada Geneva iyo u Jeedka Safarkiisa Ra’iisulwasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland,halkaas oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore ee Kenya oo Geeriyooday Madaxweynihii hore dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa geeriyooday sida ay shaacisay madaxtooyada dalkaas iyadoo laga soo xigtay madaxweynha talada haya Uhuru Kenyatta. Kibaki ayaa geeriyooday isaga oo 90 jir, wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baarlamaanka Pakistan oo Doortay Ra’iisulwasaare Cusub Baarlamaanka Pakistan ayaa maanta doortay Ra’ iisulwasaare cusub, kadib markii ay xilka ka qaadeen Imran Khaan, waxaana Baarlamaanku Ra’iisulwasaaraha dalka u doortay Shehbaz Sharif oo hoggamiya xisbiga xisbiga Pakistan Muslim…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Marcon Oo Loolan Adag Wajahay, Akhriso Natiijada Wareegga Labaad Doorashada Faransiiska Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa loolankii ugu adkaa ee doorashada kala kulmaya haweenayda u sharaxan xisbiga midigta fog ee Le Pen. Macron ayaa hogaaminaya natiijada horu dhaca ah ee doorashada madaxtinimo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen Oo War Ka Soo Saaray Weerarada Kaydka Saliidda iyo Gaska Sacuudiga! Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay weeraro isdaba joog ah oo lagu weeraray xarumaha kaydka saliidda iyo gaaska ee magaalooyinka Jeddah iyo Riyaad. Weeraradaan ayaa loo adeegsaday gantaallo culus iyo diyaaradaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Shirka Beyle Waashitoon Kula Leeyahay IMF iyo Bangiga Adduunka? Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunkan iyo xubno sarsare…