1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Interpol oo Gacanta Ku Dhigay Hub iyo $460 Milyan oo Sharci Darro ah Booliska Dambiyada Caalamiga ah ee Dunida ‘Interpol’ ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen lacago sharci darro ah oo gaaraysa illaa 460 Milyan oo doolar iyo hub fudud oo isna gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 59 Ruux oo Ku Geeriyootay Weerar ka Dhacay Dalka Pakistan Waxaa geeriyooday 59 qof halka 117 qof oo kale uu soo gaaray dhaawacyo khatar ah, ka dib markii rag hubaysan ay soo galeen goob akademiyad ah oo booliska lagu tababaro…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Amiirka Qatar Oo Geeriyooday Dalka Qatar ayaa sheegay in uu geeriyooday amiirkii hore ee dalkaasi Sheekh Khalifa Bin Xamad Al-taani. Amiirka ayaa geeriyooday shalay isagoo da’diisa lagu sheegay 84 jira, muddo 3 maalmood ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Clinton: Trump Waxa uu Khatar Ku yahay Dimuqraadiyadda Mareykanka Murashaxa xisbiga dimuqraadiga dalka Mareykanka Hillary Cilnton ayaa aad u dhaliishay siyaasadaha Doland Trump oo ay ku sheegtay mid khatar ku ah dibmuqraadiyadda dalka Mareykanka. Cilnton oo ka hadlaysay kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump iyo Hillry C linton Oo Dooddii Ugu Dambeysay Yeeshay Musharrxa Donald Trump ayaa diiday ballanqaadida inuu aqbalayo natiijada ka soo baxdo doorashada bisha soo socota ka dhaceyso Mareykanka, xilli uu xalay dood kulul; la yeeshay Hillary Cilinton . Mr…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boko Haram oo Dhulka La Simay Tuulo Ku Taalla Waqooyi Bari Dalka Nigeria Kooxda Boko Haram ee dalka Nigeria ayaa weerar ku qaaday tuulo ku taalla waqooyi bari dalkaas, waxayna u geysteen boob iyagoo ugu dambeyn gubay guriyihii oo dadkii iska lahaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 40 Qof oo Ku Geeriyootay Dagaallo u Dhexeeya Xoolo-dhaqato iyo Beeraaley Dalka Nigeria Mid ka mid ah ururrada beeraaleyda ah ee waqooyi-galbeed Nigeria ayaa sheegay in 40 qof lagu dilay weerarro lala beegsaday xoolo-dhaqato qabiil loo yaqaanno “Fulani”. Hoggaanka mideynta dadka ee galbeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isul Wasaaraha Ciraaq Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Dagaalka Muusil Ra’isul Wasaaraha Ciraaq Xeydar Cabaadi oo ka hadlayey Telefishinka ayaa sheegay in uu bilaabanayo dagaal lagu xureynayo magaalada Musil oo hadda gacanta ugu jirta Daacish. Ra’isul Wasaaraha waxaa uu intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraakiib Mareykan Ah Oo Lagu Weerary Badda Cas Tiro Hoobiyeyaal ayaa la sheegayaa in sabtidii lagu weeraray maraakiib Mareykan ah oo marayey badda cas. Weerarkan waxaa geystay Xuutiyiinta dalka Yemen, waxaa uu na ka dhacay meel u dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dolland Trump Oo Ku Eedeeyey Hillary Cilinton Inay Isticmaasho Daroogo. Musharrxa xisbiga jamhuuriga ah ee dooroshooyinka Mareykanka ayaa ku eedeeyey Hillary Clinton iney isticmaasho waxyaabha maanka dooriya ama ay isticmasho daroogo ka hor inta aysan soogalin hoolka doodada . HadalkaTrump…