1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan oo Sheegey in Doorashooyinka Turkiga Lagu Celin Doono Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan ayaa sheegey in doorashooyinka dalkaasi lagu celin doono haddii labada xisbi ee ugu horeeya natiijadii codeyntii dhacday ay ku guuleysan waayaan in ay soo dhisaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qad Tareen oo Isku Xiri Doonaa Jabuuti iyo Itoobiya oo Xarigga Laga Jarayo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’isulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa lagu wadaa in Arbacada ay xarigga ka jaraan qad cusub oo tareen oo isku xiraya labada dal, waxaana lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dublamaasiyadda iyo Dowladaha Carabta Shalay waxaa magaalada Muqdisho socdaan ku yimid wasiirka arrimaha dibada dalka Qatar Khaalid Binu Maxamed Al-Taani kaasi oo wadahadal la yeeshey wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo u Dabaal-degaya 70 Sano Guuradii kasoo Wareegatay Jabkii Hitler Dagaalkii 2-aad ee Aduunka Munaasabad loogu magacdaray ciidda guusha ayaa May 9-keeda sanad walba waxaa laga xusaa dalka Ruushka. Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayey 70 sano guuradii kasoo wareegatay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog FM (January) Bil kasta GOOBJOOG FM waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Shaqaalaha Ajaaniibta oo Qaatay Shaqooyinka Yaryar ee Muwaadhiniinta Qaban Lahaayeen Tan iyo intii xasiloonida ay kusoo laabatay qeybo ka mid ah dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa waxaa dalka yimid ajaaniib aad u badan oo soo shaqo tagay, kuwaasi oo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rwanda oo Kasoo Kabsatay Xasuuqii iyo Dagaaladii Sokeeye Maalmahan waxaa magaalada Kigali ee dalkaa Rwanda ka socda shirweyne ay isugu tageen illaa 100 qurba-joogta Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka arrinsanayaa kaalintii ay ka qaadan lahaayeen dib u dhiska Soomaaliya…
11 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diiwaanka Dhacdooyinka 2014 ee Maamul Goboleedyada Shan maalmood oo kaliya ayaa laga joogaa markii uu na macsalaameeyey sanadkii 2014-ta oo Soomaaliya u ahaa mid ay xariiqmeen taariikho badan kuwaasi oo qaarkood reebey raadad aanan tirmeynin in…
19 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diiwaanka Dhacdooyinka 2014 ee Dowladda Federaalka Shan maalmood oo kaliya ayaa laga joogaa markii uu na macsalaameeyey sanadkii 2014-ta oo Soomaaliya u ahaa mid ay xariiqmeen taariikho badan kuwaasi oo qaarkood reebey raadad aanan tirmeynin in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Cod-Baahiyeyaasha Lagu Naadiyo Ganacsiyada Yaryar ee Muqdisho Naadinta ganacsiga waa arrin soo jireen ah , gaar ahaan seyladaha xoolaha ah oo ah ganacsiga facweyn oo Soomaalida kusoo dhaqmi jirtey qarniyo ka hor. Waa nooc ka mid ah…