3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Muhaajiriin ah oo Qarqiyey Yurub Waxaa qaaradda Yurub ka taagan qalalaasihii ugu weynaa ebed kadib dagaalkii labaad ee adduunka ee ku saabsan muhaajiriin ama dad soogalooti ah ama qaxaya. Boqolaal kun oo qof oo caruurahooda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Hoose ee Muqdisho iyo Nairobi oo Kala Saxiixdey Heshiis Iskaashi Ah Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Xuseen Muungaab iyo kan Nairobi Evans Kidero ayaa maanta qalinka ku duugey heshiis iskaashi oo dhex maray labada dowlad hoose. Duqa Muqdisho oo ka hadlay heshiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobey oo Dowladda Federaalka Ka Codsatay in Ay Baarto Shirkadda SOMA Oil Guddoomiyaha kooxda kormeerka cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Rafael Ramires oo sidoo kale ah safiirka dalka Vanezuala u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa warqad usoo qorey dowladda federaalka, wuxuuna kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti oo Biloowdey Duulimaadyadeeda Markii ugu horeysey waxaa duulimaad toos ah biloowdey shirkadda diyaaradaha Jabuuti oo dhawaan la asaasay, waxayna duulimaadyada ku biloowdeen kuwa xamuulka. Diyaarada oo musalaftey sanadkii 2002-dii ayaa duulimaadkii ugu horeeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nus Malyuun Doolar, Waa Lacagta Lagu Heysto SOMA Oil in Ay Laaluush u Bixisey Faahfaahintii ugu horeysey ayaa kasoo baxaysay dacwad musuqmaamusuq oo xafiiska dambiyada daran ee lacago isdabamarinta UK uu kusoo oogey shirkadda SOMA Oil and Gas ee qandaraaska la gashay dowladda Soomaaliya.…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Heshiiskii Maalgashiga Beeraha ee Masar iyo Soomaaliya oo Hiiraan Laga Fulinayo Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan gaaray wafti balaaran oo ka socda dowladda Masar oo uu hoggaaminayo qunsulka guud ee Masar u fadhiya Soomaaliya Cali Bashiir Dhaaxa , kana…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Carwada Buugaagta Caalamiga oo Maalintii Labaad Ka Socota Hargeysa Sanadkii sideedaad ayaa waxaa la qabanayaa Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa, waxaana sanadkani wax soosaarkooda maskaxeed kusoo bandhigayo wax ka badan 100 qof oo qorayaal iyo farshaxaniistayaal isugu jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Shiinaha oo Aas Qaran Looga Sameeyey Sargaal Looga Diley Weerarkii Jazeera Hotel Dalka Shiinaha waxaa aas qaran loo sameeyey sargaalkii xagga ammaanka ee ka mid ahaa dadkii ku geeriyoodey weerarkii isqarxin ee lagu qaaday Hoteel Jazeera 26-dii Bishii Luuliyo, 2015. Meydka ninkaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ingiriiska oo Dacwad Musuqmaasuq Kusoo Oogey Soma Oil & Gas iyo Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Xafiiska baarista dambiyada halista ah ee dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey in la furey gal dacwadeed ka dhan ah shirkadda shidaalka ka baarta Soomaaliya ee Soma Oil and Gas ee laga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ajendaha Safarka Obama ee dalka Itoobiya Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku sugan dalka Itoobiya, waa lugtii labaad safar uu ku marayo geeska Afrika. Obama inta kuu joogo dalka Itoobiya, waxaa lagu wadaa in uu wada…