Xiriirka Sudan iyo Kenya ayaa sii xumaanaya ka dib markii Khartoum ay ku eedeysay Nairobi inay taageerto maleeshiyaadka mucaaradka ee RSF, waxayna dowladda Suudaan markii dowladda Suudaan cambaareysay shirar is daba joog ah oo dhowaan ka dhacay magaalada Nairobi, kuwaas oo la sheegay in loo arrinsanayay dhismaha dowlad loo samaynayo dhulka ay gacanta ku hayso fallaagada RSF.