2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Heshiis u dhexeeya Jabhadda Xoreynta Azawad iyo Ciidamada Ruushka oo dowladda Maali dhar jabiyay Jabhadda CSP-DPA (oo loo yaqaan Jabhadda Xoreynta Azawad) ayaa shaaca ka qaadday inay heshiis rasmi ah la galeen ciidamada dowladda Maali iyo xulafadooda Ruushka, kaas oo u oggolaanaya ciidamada Ruushka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliska Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay shaqaaqadii xalay ka dhacday goob uu ku sugnaa Trump Xilli qalalaase amni oo xooggan uu ka dhacay bannaanka hoolka lagu qabanayay casho sanadlaha ah oo lagu magacaabo eWhite House Correspondents’ Association Dinner, kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay ciidamada amniga ee halkaasi ku sugnaa ayay boolisku dhacdadaas faahfaahin ka bixiyeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo xaqiijisay in gacanta lagu dhigey nin loo haysto weerarkii lagu qaaday goob uu ku sugnaa Trump Warar deg-deg ah oo laga helayo gudaha Mareykanka ayaa sheegaya in nin lagu tuhunsan yahay isku day weerar lagu qabtay, kadib markii uu isku dayay inuu u dhowaado goob si weyn loo ilaaliyo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar ka dhacday goob uu ku sugnaa Madaxweyne Trump Madaxweyne Trump ayaa Si Degdeg ah Loo Saaray goob ay ka dhacaysay munaasabadda casho-sharafeedka, taasoo lagu qabtay magaalada Washington, D.C.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo dib u billowday Duullimaadyadii Garoonka diyaaradaha caasimadda Tehran Telefishinka qaranka ee Iiraan ayaa shaaciyay in si rasmi ah dib loogu furay duullimaadyadii caalamiga ahaa ee ka baxa, kana soo dega garoonka Imam Khomeini International Airport ee ku yaalla caasimadda Tehran.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaraxyo Iyo Weerarro Ka Dhacay Mali Ugu yaraan dhowr weerar oo isku mar ah ayaa maanta ka dhacay dalka Mali, kuwaas oo lagu beegsaday saldhigyo ciidan iyo goobo muhiim ah oo ku yaalla caasimadda Bamako iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa looga hadlay Shir madaxeedka Qubrus ee Dalalka Yurub iyo Carabta ? Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay shir madaxeedkii Yurub ee lagu qabtay dalka Qubrus, kaas oo ay ka qeyb-galeen hoggaamiyeyaasha iyo wakiillo ka kala socday dalal badan oo ka tirsan Yurub iyo Carabta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka .Iiraan oo Shuruudo Ku Xirtay Wada-hadallada ay La Yeelanayso Mareykanka Dowladda Iraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay ka qeyb gasho wada-hadallo lala yeesho Mareykanka, kuwaas oo lagu qabanayo Pakistan, balse ay shardi ka dhigtay in Washington ay ka tanaasusho siyaasaddeeda cadaadiska iyo hanjabaadaha ku dhisan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump: “Haddii la furo Hormuz Iiraan wax heshiis ah la gaari mayno” Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay wada-hadallada Iiraan iyo xirnaashaha marinka Hormuz ayaa sheegay in furitaanka marinkaasi uu wiiqi doono rajada heshiis lala gaaro Iiraan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saameynta Dhaqaale ee Xannibaadda Mareykanka ku Hayso Iiraan oo Gaartay Heer Aan Hore Loo Arag Xannibaadda dhaqaale ee ay Mareykanka ku hayso Iiraan ayaa la sheegay inay si weyn u wiiqday dhaqaalaha gudaha dalkaas, iyadoo saameynteedu gaartay heerar cusub oo aan hore loo arag.