1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Lubnaan oo yeetay madaxweyne cusub Taliyaha ciidamada Lubnaan Joseph Aoun ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee dalkaasi ka dib doorasho baarlamaani ah oo 128 mudane ay codbixiyaal ka ahaayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo qorshaynaya inuu xoog ku qabsado meelo ka baxsan dhulka Mareykanka Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu awood ciidan u adeegsado qabsashada kanaalka Panama iyo jasiiradda Greenland ee hoostagga boqortooyada Denmark.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay dhulgariir ka dhacay dalka shiinaha Tirada dhimashada ka dhalatay dhulgariir ka dhacay magaalada Tibet re galbeedka dalka shiinaha, waxayna mas’uuliyiinta maxalliga ahi ku foogan samata-bixinta iyo gurmadka dadkii waxyeelladu gaartay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Justin Trudeau oo Iska Casilay Xilka Ra’iisul Wasaaraha Canada Ra’iisul wasaaraha Canada, Justin Trudeau, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka ra’iisul wasaaraha iyo hoggaamiyaha xisbiga Liberal-ka kaddib shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Ottawa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 10 qof oo lagu diley dagaal culus oo ka dhacay dalka Mali Ugu yaraan sideed qof oo rayid ah ayaa lagu dilay bartamaha dalka Maali, sida ay sheegeen ilo-wareedyo kala duwan, waxaana ciidamada Mali iyo kooxda Wagner ee Ruushka lagu dambeeyay weerarka dadkaasi ay ku dhibteen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo sheegay inuu si adag uga hortagayo in Jarmalku uu xubin buuxda ka noqda golaha ammaanka Qaramada Midoobay Wakiilka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay si cad u diiday damaca Jarmalku ku doonayo in uu xubin rasmi ah ka noqda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha dhimashada ee ka dhashay shilkii diyaaraddii Kuuriyada koonfureed oo kordhay Khasaaraha dhimashada ee uu sababay shilkii diyaaradda kuuriyada koonfureed ee Jeju Air ayaa gaaray 127 qof oo dhimasho ah, sida laga soo xigtay wakaaladda dab-damiska ee dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 85 qof oo ku geeriyooday shil diiyaaradeed oo ka dhacay dalka Kuuriyada Koofureed In ka badan 85 qof ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka caalamiga ah ee muan ee dalka Kuuriyada Koonfureed, sida ay xaqiijisay waaxda dab-damiska ee dalkaasi
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo qirtay inuu soo riday diyaaraddii Azerbaijan ee dadka badani ku dhinteen Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa qiratay in ciidanka difaaca cirka ee dalkiisu ay si kama’ ah u soo rideen diyaaraddii Azerbaijan ee arbacadii la soo dhaafay ku burburtay hawada dalka Kazakhstan
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox hubaysan oo ugu yaraan 10 askari ka dishay ciidanka Suuriya In ka badan 10 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda cusub ee Suuriya ayaa lagu diley dagaal ay la galeen koox hubaysan oo horay uga tirsanayd xoogaggii maamulkii madaxweyne Bishaar Al-assad.