Talihii ciidanka ilaalada Shucaaca Nuclear-ka iyo hubka kiimikada ah Lieutenant Jeneraal, Igor Kirillov ayaa ku geeriyooday qarax mooto loo adeegsaday oo ka dhacay dhismo ku yaalla gobolka Ryazansky Prospekt, sida uu xaqiijiyay guddiga baaritaanka Ruushku.