2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Bashaar Al-assad oo faahfaahin ka bixiyay sidii uu uga baxsaday magaalada Dimishiq Madaxweynihii hore ee dalka Suuriya Bashaar Al-assad oo dhowaan isbahaysiga mucaaradku ay xukunka ka fara maroojiyeen, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay sidii uu magaala madaxda Dimishiq uga baxsaday intii aanay xoogagga mucaaradku la wareegin.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo hubkii iyo saanaddii uu ka rartay Suuriya ku daabulaya dalka Libya Ka dib markii uu is badelku ka dhacay dalka Suuriya Ruushka ayaa billaabay inuu inuu la baxo saanadda ciidan ee u taalla saldhiggiisa ku yaalla magaalada Latikiya, halkaas oo sanado badan ay ka howlgalayeen ciidanka badda Ruushku.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Koonfurta Kuuriya oo shaqada laga eryay iyo Shaqooyinka dowladda oo laga mamnuucay Yoon Suk Yeol, ayaa si rasmi ah waxaa looga mamnuucay dhamaan shaqooyinkii uu ka hayay xafiiska ugu sarreeya dalkaas ka dib markii baarlamaanka dalkiisu ka xayuubiyeen xilkii madaxweynenimo ee uu u hayay dalkiisa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu maamulka Cusub ee Suuriya ka yiri xadgudubka ay Israa’iil ka waddo dalkaas ? Xilli ay militariga Israa’iil maalmihii la soo dhaafay duqeymo ba’an ka wadeen gudaha Suuriya, islamarkaana duullaan dhulka ay ku galeen dalkaas ayaa arrintaas ka falceliyay maamulka cusub ee jabhadaha dhowaan xilka ka tuuray Bashaar Al-assad.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo billaabay inuu hubkiisa ka rarto Suuriya Wararka ka imaanaya deegaanka Latakiya ee dalka Suuriya ayaa sheegaya in ciidamada Ruushku ay billaabeen inay rartaan saanad militari oo u yaallay saldhig weyn oo ay halkaas ku lahaayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Turkiga oo taageero u muujiyay mucaaradka qabsaday Suuriya Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa wadahadallo ku saabsan sidii xasilooni looga soo dabaali lahaa dalka Suuriya dalka Turkiga kula yeeshay madaxweyne Erdogan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo 480 weerar oo cirka ku qaaday Suuriya 48 saacadood gudohood Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 480 weerar oo cirka ah ay ku qaadeen dalka Suuriya 48-kii saac ee la soo dhaafay, islamarkaana burburiyeen 15 markab, gantaallada lidka diyaaradaha iyo goobaha hubka lagu keydiyo oo dhowr magaalo ku yaalla.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalalka caalamka oo billaabay inay wada-hadallo la furaan jabhadaha qabsaday hoggaanka dalka Suuriya Dowladaha dunida intooda badan ayaa bogaadiyay isbadelka ka dhacay dalka Suuriya, waxayna qaarkood billaabeen inay wada-xaajood xariir hagaajin ah la yeeshaan kooxahan oo markii hore intooda badani ay argagixiso u aqoonsanaayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Suuriya oo yeelatay Ra’iisul Wasaare KMG ah Muxammad Al-Bashiir ayaa noqday Ra’iisul Wasaaraha kumeel-gaar ah ee Suuriya, isagoo laga filayo inuu soo dhiso dawlad cusub oo maareysa marxaladda kumeel-gaarka ah ee Suuriya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ku hanjabay inuu ka bixi doono gaashaanbuurta NATO Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku janjabay inuu isaga ururka gaashaanbuurta NATO haddii dalalka xubnaha ka ahi ay bixin waayaan dhaqaalaha looga baahanyahay