Ciidamada Israel ayaa saacadihii la soo dhaafay ugu yaraan 53 qof ku dilay marinka Qasa, halka dalka Lubnaana ay xasuuqeen 21 qof, iyadoo madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres uu muujiyay naxdinta heerarka dhimashada, dhaawaca iyo burburka ee waqooyiga Qasa.