Ryan Evans, oo ahaa lataliye dhanka ammaanka ah oo ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay ka dib markii ay ciidamada Ruushku gantaal ku dhufteen huteel ku yaalla magaalada Kramatorsk ee bariga Ukraine, halkaas oo ay degganaayeen