1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Agaasimii Adeega Siraha Mareykanka oo Iscasishay Todoaabad Kadib Weerarkii Trump Lagu Qaaday Agaasimihii Adeegga sirta ee Maraykanka Kimberly Cheatle ayaa is casishay maalin uun ka dib markii ay qiratay in hay’addu ay ku fashilantay hawshii loo igmaday ee ahayd in ay ka hortagto isku day dil oo ka dhan ah Donald Trump.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga oo Markab Gargaar Bani’aadannimo ah Gaarsiiyay Suudaan oo Dagaal Ka Socdo Markab laga leeyahay Turkiga ayaa gaaray dalka Suudaan, isagoo sita 2,408 tan oo gargaar bini’aadanimo ah, kaas oo ay dowladda Turkigu ugu talo-gashay dadka colaadaha sanadkii labaad Suudaan ka holcayaahi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saacadihii Ugu Dambeeyay oo Gaza Lagu Dilay 70 Falastiiniyiin ah iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Wararka ka imaanaya marinka Qasa ayaa sheegaya in 70 ugu yaraan qof ay ku dhinteen, 200 oo kale ay ku dhaawacmeen duqeymo ay ciidamka Israa’iil ka fuliyeen xero qaxootiga oo ku taalla magaalada Khan Yuunis.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidan Israel oo Todobaad Gudihiisa Qaaday 60 Weerar oo Lagu Beegsaday Xeryo Qaxooti Ciidamada Isra’iil ayaa 63 weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Nuseirat todobaadkii la soo dhaafay oo kaliya, waxaana ku dhintay ugu yaraan 91 falastiiniyiin ah, halka 251 kalena ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay xafiiska warbaahinta Qasa.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee Madaxda Dunida Uga Falcelisay Go’aankii Joe Biden Uga Haray Tartanka Madaxweynanimada Madaxda caalamka ayaa siyaabo kala duwan uga fal-celiyay go’aankii uu madaxweynaha hadda talada haya ee Mareykanka Joe Biden uga haray tartanka doorashada soo socata ee dalkaas, waxayna ku bogaadiyeen tilmaada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Joe Biden oo Soo Jeediyay in Madaxweyne Ku- xigeenkiisa Loo Doorto Musharaxa Dimuqraadiyiinta Madaxweynaha Mareykanka ee ka haray tartanka doorashada madaxtinimada Mareykanka ee dhaceysa bisha November ayaa soo jeediyay in Madaxweyne ku xigeenkiisa loo doorto Musharaxa xisbiga.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka DEG DEG: Joe Biden oo Ka Haray Tartanka Doorashada madaxtinimada Mareykanka Joe Biden ayaa ka baxay tartanka doorashada madaxtinimada ee 2024-ka,taas uu ku matali lahaa xisbigiisa Dimuquraadiga markii labaad.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaaradaha Dagaalka Israel oo Duqeeyay Magaalada Xudeyda ee Dalka Yemen Milateriga maamulka Israa’iil ayaa sheegay in ay duqaymo ka fuliyeen magaalada dekedda leh ee Xudeydah ee dalka Yemen, taas oo jawaab u ah weerarrada kooxda Xuutiyiinta horey ugu qaadeen dhinacooda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Isra’il oo Beegsaday Xerooyin Barakac Ciidanka Isra’il oo beegsaday xerooyin Maamulka Isra’il ayaa wali sii wadda duqeymaha aanan kala go’a laheyn ee ay ka wadaan Gaza, dagaalka ayaa noqday mid dabadheeraaday,tan iyo 7 October sanadkii 2023.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Jubbaland oo Daahfuray Tallaalka Caruurta Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa daahfuray ololaha Talaalka caruurtii aan helin dhamaystiraka Talalka joogtada ah sanadahii lasoo dhaafay.