2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Booka Xaaraam oo Naigeria Ku Dishay 7 Ruux 100 Kalena Afduub u Geysatay Ugu yaraan 7 qof ayaa la dilay, halka 100 kalena waa la afduubtay kaddib markii rag hubeysani ay weerar ku qaadeen dad reer miyi ah oo ku nool gobolka Katsina ee waqooyi-galbeed ee Nigeria, dadka deegaanka iyo booliiska.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo Shaacisay in Maraakiib Mareykanku Leeyahay ay Weerareen Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay weerar ku qaadeen laba markab oo midkood uu yahay markab dagaal oo laga leeyahay Mareykanka, halka mid mid kalena uu ku sii jeeday Israa’iil.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Gaza, Xilli Israel ay La Kulmeyso Cambaareyn Xooggan Lix falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacantay Daanta Galbeed xilli ciidamada Israa’iil ay duulaan ku qaadeen, waxaana isisoo taraya eedeymaha loo jeedinayo Israel, kadib dhacdadii ay ku kaceen ciidankeeda oo lagu tilmamay iney.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tahriibayaal Laga Soo Badbaadiyay Badda Atlaanta Halka Tiro Kamid ah ay Geeriyootay Sida ay sheegtay Warbaahinta dalka Spain Markab nooca dalxiiska ah ayaa badbaadiyay 68 qof oo tahriibayaal ah, kuwaas oo dooni ay la socdeen laga helay meel u dhaw jasiiradda Canary. Markabka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 34 Ruux oo u Geeriyootay Cabsita Khamri Aan Sharci Aheyn Gudaha Dalka Hindiya Ugu yaraan 34 qof ayaa dhimatay, iyadoo tobanaan kale lagu daweeyay isbitaal, ka dib markii ay ku cabbeen khamri si sharci darro ah looga soo saaray gobolka Tamil Nadu ee koonfurta Hindiya, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Israel oo Quus Ka Taagan Dagaalka Qaza iyo Khilaaf Xoogga oo Ka Dhextaagan Afhayeenka militariga Israa’iil ayaa daaha ka qaaday khilaafka sii ballaaranaya ee u dhaxeeya hoggaanka siyaasadda iyo ciidamada, isagoo su’aal galiyay hadafka dagaalka lagu hoobtay ee marinka Qasa oo uu sheegay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Filibiin oo Dhiggeeda Shiinaha Ku Eedeysay Burcad Badeednimo iyo Qalqalgelin Filibiin ayaa ku eedaysay Ilaalada Xeebaha Shiinaha inay u dhaqmaan sidii burcad-badeed, iyadoo sheegtay in ciidan ku hubaysan mindiyo iyo warmo ay qalqal geliyeen maraakiibtooda iska horimaadkii ugu dambeeyay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Ruushka oo Booqasho Ku Tagay Kuuriyada Waqooyi iyo Heshiiska Putin iyo Kim Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay Kuuriyada Waqooyi muddo 24 sano ah, isagoo wacad ku maray inuu sii xoojin doono xiriirka ganacsi iyo amni ee uu la leeyahay dowladda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Israel oo Kasoo Horjeestay Go’aan Kasoo Baxay Milatariga Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka soo horjeeda qorshayaasha uu ku dhawaaqay militariga oo ah in maalin kasta la joojiyo dagaalka xeeladaysan ee lagu dagaallamayo waddooyinka muhiimka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo Maxkamadeynaya Wariye Mareykanka ah oo Basaasnimo Lagu Eedeeyay Dacwad oogayaasha Ruushka ayaa sheegay in saxafiga Mareykanka ee Evan Gershkovich la horgeyn doono maxkamad magaalada Ural, kadib markii lagu eedeeyay inuu u shaqeynayay hay’adda CIA-da Mareykanka.