Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdoğan oo ka hadlayay xaaladda marinka Qasa iyo tillaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaadeen Israa’iil iyo Mareykanku ayaa sheegay in loo baahanyahay in la soo afjaro gumeysiga maamulka Israa’iil, islamarkaana la dhiso dowlad madax-bannaan oo falastiin leedahay.