Machar Oo La Kulmaya Salva Kiir Mucaaradka hubeysan ee dowladda Koofurta Suudaan ayaa sheegay in hoggaamiyahooda Riek Machar uu ka soo duulay dalka Koofur Afrika isaga oo ku jeeda magaalada Adis-ababa ee caasimadda Itoobiya,si loogu gogol… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Akhriso: Ajendayaasha Looga Hadli Doono Shir Madaxeedka Midowga Afrika Ee Nouakchott Xukuumadda Mauritania ayaa sheegtay in hoggaamiyeyaasha 30 dal ee qaaradda Afrika ay sheegeen in ay ka qeyb-galayaan shir-madaxeedka qaaradda Afrika, kaasi oo lagu qabanayo 30-ka bishan June magaalada Nouakchott. Afhayeen…
1 daqiiqo Salaan Taariikhi Ah Oo Dhexmartay Trump Iyo Kim Jong-un Bilowga Shirmadaxeedka Singpore Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la kulmaya hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi , kuwaasi oo isku arkaya shir-madaxeed Taariikhi ah oo aan horay u dhicin ayna Martigalineyso Singapore. Kulankan ayaa waxaa la…
1 daqiiqo Eritrea Oo Siideysay 37 Kalluumeysato Yemaniyiin Ah Xukuumadda Yeman ayaa sheegtay in madaxda Eritrea ay soo daayeen 37 kalluumeysato Yemaniyiin ah kuwaasi oo ay qabsadeen waqti hore xilli ay ka kalluumeysanayeen biyaha baddeeda. Wasiirka Kheyraadka badda ee…
1 daqiiqo Trump Iyo Kim Oo Ku Sugan Singapore Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray dalka Singapore halkaasi oo lagu qaban doono shir-madaxeedka Taariikhiga ah ee u dhaxeeya Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong-un. Wafdiga la socda Trump…
1 daqiiqo Abiy Axmed Oo Gaaray Qaahira Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda Masar, halkaasi oo uu booqasho ku joogi doono muddo labo Cisho ah. Abiy Axmed ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya xubno…
1 daqiiqo UK Oo Eryeysa 23 Diblomaasi Oo Ruushka U Dhashay Ra’iisulwasaaraha UK Theresa May ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda ay ka eryeyso 23 diblo-maasiyiin ah, kuwaasi oo ka soo jeeda Ruushka waxaa ayna tallaabadan fal-celin u tahay Sumeyntii sirdoonkii hore…
1 daqiiqo Trump Oo Xilka Ka Qaaday Xoghayihii Arrimaha Dibedda Tillerson Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xilka ka qaaday Rex Tillerson oo ahaa Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee dalkaasi Maraykanka, waxa uuna ku beddeley Agaasimihii CIA-da, Mike Pompeo. ”Mike Pompeo, Agaasimihii CIA-da,…
1 daqiiqo Mareykanka Iyo Chad Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhanka Ammaanka Ee Labada Dal Madaxweynaha dalka Chad Idriss Déby iyo xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Rex W. Tillerson ayaa ku kulmay magaalada N’Djamena ee caasimadda dalkaasi. Labada mas’uul ayaa waxa ay ka doodeen tiro…
2 daqiiqo Muxuu Ku Saabsan Yahay Shirka Uu Ra’iisalwasaare Kuxigeenka Soomaaliya Kaga Qaybgalay India? Shir loogu magac daray “International Solar Alliance Summit” ayaa shalay ka dhacay waddanka India. Shirkan waxa ka soo qaybgalay in madax ka socota in ka badan 60 waddan oo saxiixay ka qayb…