Kenya: Mareykanka Oo Kooxda Al-hijra Ku Daray Liiska Argigixisada Dowladda Mareykanka ayaa Liiska kooxaha Argigixisada ku dartay ururka Al-Hijra oo ah garab ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo howlgallo ka fuliya gudaha Kenya. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Adis Ababa Oo Safiir U Magacowday Asmara Itoobiya ayaa Safiir u magacowday dalka Eritrea ka dib muddo 20 sano ah waxayna arrintaani Muujineysaa Caalamad ah in labada dal ay isku soo dhowaanayaan ka dib dagaal xaduudeed oo…
1 daqiiqo Shir Madaxeedka Al Bashir Iyo Sisi Waxaa Looga Doodi Doonaa Arrimaha Gobolka Iyo Kuwa Caalamiga Ah Madaxweynaha Masar Abdul Fattah Al-Sisi ayaa maanta gaaray Magaalada Khartuum ee caasimadda Suudaan, waana booqashadiisii ugu horreysay tan iyo markii uu ku guuleystay doorashooyinka madaxtinimo markii labaad. Labada Madaxweyne ayaa…
1 daqiiqo Eritrea Oo Dib Uga Furatay Safaaraddeeda Adis Ababa Eritrea ayaa dib uga furtay Maanta oo Isniin ah magaalada Adis Ababa ee xarunta Itoobiya Safaaraddeeda waana tallaabo cusub oo tilmaameyso in si dhaqso ah xiriirka labada wadan uu u…
2 daqiiqo Isaias Afwerki Oo Gaaray Adis Ababa Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa gaaray maanta oo Sabti ah Caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa, waana booqashadii ugu horreysay oo ceynkaan ah muddo laga joogo 20 sano ka dib markii…
1 daqiiqo Shir Madaxeedka Nato Oo ka Furmaya Maanta Brussels Waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Brussels ee caasimadda Belgium-ka shir madaxeedka ururka Nato waxaa uuna socon doonaa muddo saddex maalin ah. Shir madaxeedkan ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Xiisad Ka Taagan Badda Yar Ee Edward Ugu yaraan 12 kalluumeysato ah ayaa dhimatay, halka la weysanyahay12 kale ka dib markii iska horumaad xooggan oo u dhaxeeya Ugandha iyo Congo uu ka dhacay badda yare e lagu…
1 daqiiqo Midowga Yurub Oo Soo Dhoweeyay Heshiiska Ay Kala Saxiixdeen Itoobiya Iyo Eritrea Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed oo ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo Eritrea, kaasi oo lagu dhameynayay muranka u dhaxeya labada dhinac. Ergeyga u qaabilsan Midowga Yurub siyaasadda arrimaha…
1 daqiiqo Bog Cusub Oo U Furmay Xiriirka Itoobiya Iyo Eritrea Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta oo isniin ah Magaalada Asmara waxa ay kula saxiixdeen heshiis lagu magacaabo heshiiska Asmara, kaasi oo lagu daahfurayo bog…
2 daqiiqo IGAD Oo Bogaadisay Abiy Axmed Hay’adda horumarinta bariga Afrika ee” IGAD” ayaa bogaadisay ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed hoggaankiisa suuban iyo geesinimadiisa uu ku dhiiraday in dalkiisa uu la sameeyo xiriir Eritrea. Shalay oo Axad aheyd…