Soomaali Lagu Dilay Magaalada Harar Wararka ka imaanaya Magalaada Harar ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidanka IsMaamulka Oromada ay dileen shan qof oo Soomaali ah iyada oo sidoo kale ay dhaawaceen labo kale. Dadka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kofi Annan Oo Geeriyooday Waxaa la sheegay in uu geeriyooday daqiiqadihii la soo dhafay xoghayihii qaramada Midoobay Kofi Annan . Annan ayaa ahaa 80 sano jir waxaa uuna noqday xoghayaha todobaad ee qaramada Midoobay…
2 daqiiqo 300 Oo Jaraa’id Mareykan Ah Oo U Midoobay Ol’ole Ka Dhan ah Madaxweyne Trump In ka badan 300 oo jaraa’id oo ka shaqeeya gudaha dalka Mareykanka ayaa isku ballansaday in Khamiista August 16, 2018 ee maanta ay faafiyaan qoraallo ay ku difacayaan xoriyadda saxaafadda…
2 daqiiqo Sisi Iyo Netanyahu Oo Kulan Qarsoodi Ah Ku Yeeshay Qaahira Ilo dhanka Israel ah ayaa daaha ka rogay in kulan qarsoodi ah uu la yeeshay Ra’iisulwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi kaasi oo ka dhacay 22 May…
1 daqiiqo Taliban Oo La Wareegtay Xero Ciidan Dhaqdhaqaaqa Taliban ayaa la wareegay saacadihii ugu dameeyay Xero Ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada Afghanistan taasi oo ku taallo gobolka Faryab Province ee Waqooyiga dalka. Afhayeen u hadlay Guutada 209…
1 daqiiqo Shir Madaxeedka Hoggaamiyayaasha Labada Kuuriya Oo September Ka Dhici Doona Pyongyang Hoggaamiyayaasha labada Kuuriyada ayaa yeelan doona Shir Madaxeed inta lagu guda jiro bisha September ee soo socota kaasi oo ka dhici doona Pyongyang. Arrinkan ayaa yimid ka dib markii war-saxaafadeed…
1 daqiiqo Midowga Yurub Oo Sacuudiga Ka Dalbanaya In Uu Caddeeyo Sababta Loo Xirxiray Haweenka U Dooda Arrimaha Xaquuqda Midowga Yurub ayaa Sacuudiga ka dalbaday in ay caddeeyaan sababta ay u xirxireen haweenka u ololeeya Xaquuda bani’aadannimada iyo eedeymaha loo jeediyay, waxaa ayna tilmaameen in haweenka xiran uu Sharciga…
2 daqiiqo Imaaraadka Oo Taageeraya Dhismaha Tubooyin Saliidda Qaada Oo Isku Xira Itoobiya Iyo Eritrea Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa go’aansaday in ay sameeyaan baaritaan lagu dhisayo Laymanka dhuumaha Saliidda qaada kaasi oo isku xiri doona dekadda Casab ee Eritrea iyo Caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa.…
2 daqiiqo Qaramada Midoobay Iyo Mareykanka Oo Dalbanaya In Baaritaan Lagu Sameeyo Duqeyn Isbaheysiga Sacuudiga Ay Ka Geysteen Sa’dah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa dalbaday in la furo baaritaan Madax-banaan kaasi oo lagu sameynayo duqeyn Cirka ah oo ay ka qeysteen gudaha Yeman Ciidamada Isbaheysiga oo…
2 daqiiqo Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska Oo Si Aad Ah Loogu Dhaliilay Baraha Bulshada Ra’isul-wasaaraha Ingiriiska “Thersesa May” ayaa mowjado jeesjees ah kala kulantay Barta Twitter-ka kadib markii laga falceliyay sida ay u salaantay Prince William oo ay u jilba jabsatay, munaasabadda dabaaldagga 100 sano guuradii Amiens ee…