1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay yihiin qaxootiga Turkida ah ee laga daad-guraynayo Kenya? Qaramada Midoobay ayaa dhowaan sheegtay inay ka walaacsantahay qaxooti u dhashay dalka Turkiga oo Kenya ku nool, kuwaas oo dalkooda qasab loogu celinayo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 10 qof oo ku geeriyooday booyad shidaal oo ku qaraxday dalka Uganda Wararka ka imaanaya dalka Uganda ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 qof ay geeriyoodeen ka dib markii Baabuur nooca shidaalka qaada ahi uu ku qarxay meel u dhow caasimadda kampala…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne hore oo lagu xukumay 20 sano xabsi ah Alejandro Toledo Madaxweynihi hore ee Peru ayaa lagu xakumay 20 sano iyo lix bil oo xabsi ah, kaddib marki lagu helay eedo la xiriira musuq maasuq.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymo ku dishay haween iyo Carruur barakac ahaa Ciidanka Isra’il ayaa Duqaymo ka fuliyay magaalada Beit Lahia, ee waqooyiga Qaza, waxaa ku dhintay ugu yaraan 73 qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur, sida ay sheegeen maamulka Falastiiniyiinta ee Xamaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka DEG DEG: Hamas oo xaqiijisay Yahya Sinwar la dilay Hamas ayaa xaqiijisay in hogaamiyaheedii Yahya Sinwar lagu dilay Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo dilka Yaxye Sinwaar ku tilmaamay waa cusub oo Israa’iil iyo Mareykanka u beryay Madaxda dowladda Mareykanka iyo maamulka Israa’iil oo saacado ka hor ku dhawaaqay dilka hoggaamiyihii ururka Xamaas Yaxye Sinwaar ayaa jeedinaya hadallo u muuqda hambalyo ku aaddan howl muhiim ah oo ay ku guulaysteen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Kenya oo magacaabay madaxweyne ku xegeenkiisa Cusub Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay wasiirka arrimaha gudaha dalkaas Prof Kithure Kindiki inuu noqdo madaxweyne ku xigeenka cusub ee bedelaya Rigathi Gachagua oo saacado ka hor xilka laga qaaday.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay dunidu ka tiri dilka Yaxye Sinwaar? Saacadihii la soo dhaafay waxaa warbaahinta qabsaday xogo ku saabsan dilka hoggaamiyihii ururka maxaas yaxye Sinwaar oo ciidamada maamulka Israa’iil ay sheegeen inay ku dileen marinka Qasa, islamarkaana ay meydkiisa helaan oo xaqiijiyeen inuu asagii yahay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad ku taalla dalka Bangladesh ayaa amartay in la soo xiro ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Sheekh Hasina Maxkamad ku taal Bangladesh ayaa amartay in la soo xiro ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Sheekh Hasina, taasoo u carartay Hindiya in ka badan laba bilood ka hor markii lagu riday kacdoon ay ardaydu horkacayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo si toos ah u beegsanaysa Ciidamada nabad-ilaalinta Qaramada Midoobay ee Lubnaan Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee ku sugan dalka Lubnaan ayaa todobaadyadii la soo dhaafay weeraro toos ah oo waxyeello dhaawac iyo dhimasho leh sababay kala kulmay ciidamada Israa’iil.