1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Dalka Niger oo Ku Dhawaaqay Inqilaab Xukunka ay Kula Wareegeen Askar ka tirsan dalka Niger ee dhaca galbeedka Afrika ayaa khudbad ay ka jeediyeen TV-ga kaga dhawaaqay inqilaab ciidan oo ay xilka kula wareegeen hoggaanka dalkaasi Askartaasi waxa ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Gaaray Magaalada Daarusalaam ee Tanzania Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania oo ay kaga qayb galayaan Shir madaxeedka horumarinta karaanka Aadanaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Xasan Shiikh oo Ka QeybgalayIskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo u Dhoofay Tanzania, Halkaas uu Shir Kaga Qetbgalayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u ambaxay, dalka Tanzania oo uu uga qaybgalayo shir madaxeed muhiim ah, kaas oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya Ku Matalaya Wadamada Iskaashiga Islaamka oo La Magacaabay Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa magacaabay xubnaha Baarlamaanka uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka, kuwaas oo badeli doona xubnihii Baarlamaankii 10-aad. Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Kenya oo Beeniyay Inuu Ku Lug Leeyahay Dibadbaxyada Kenya Wadanka Kenya waxaa wali ka socda dibadxyo rabshado wata, kuwaas oo geystay khasaare kale duwan, waxaa jira in la geystay dhac iyo boob, xilli saacadihii lasoo dhaafay ay soo baxayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hooyo U Dhalatay Hindiya oo Nafteeda Goysay Si Ilmaheeda Magdhow u Helaan Hooyo ku nool dalka Hindiya [India] ayaa isku dishay iyadoo ku hor boodaya Gaari bas ah, si qoyskeeda ay u helaan kaalmo dawladeed dhimashadeeda awgeed, oo wiilkeedana looga bixiyo lacagta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Khasaare Geystay oo Lagu Qaaday Askar Ka Tirsan Ciidanka Kenya Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Gaariga ee gobolka Waqooyi Bari Kenya . Iska hor imaadkan ayaa ahaa mid…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sweden oo Loo Ogolaaday Ku Biirista Ururka Gaashaanbuurta NATO iyo Turkiga oo Aqbalay Dowladda Sweden ayaa waxaa loo ogolaaday in ay xubin ka noqoto Ururka Gaashaanbuurta NATO, iyadoo muddo dadaal ugu jirtay sidii ay u heli laheyd xubinnimada Ururka, walow ay jirtay diidmo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqolaal ka tirsan booliiska Jarmalka ayaa isticmaalay budad iyo Biyaha basbaaska si ay u qaboojiyaan dad badan oo bartilmaameedsanayay xaflad dhaqameedka bulshada ka soo jeeda dalka Eritrea,taas oo ka dhaceysay…