Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Beenisay Hadal Dhowaan Telefeshinka Laga Baahiyay Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Itoobiya ayaa beenisay hadal dhowaan laga sii daayay Telafishinka dalkaas, kaas oo looga hadlay xaaladda Soomaaliya, iyadoo warbixinta la baahiyay in uu jiro xiriir xubno dowladda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Midowga Africa oo Ergay Cusub u Soo Magacaabay Soomaaliya Ururka Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo magacaabay ergay cusub, isaga oo bedelaya danjirihii hore , kaas oo laga eryay dalka, Mohamed Al-Amine Souef oo u dhashay dalka Comoros, waxaana…
1 daqiiqo Guddoomiye Aadan Madoobe oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Baarlamaannada Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur Maddobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol ee Afrika oo maanta ka furmay…
1 daqiiqo Shirka Baarlamaannada Afrika oo Maanta Furmay iyo Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika, waxaa dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe , kaas…
2 daqiiqo Jabhadda TPLF oo Ka Hadashay Dagaalka Itoobiya, Xilli ay Fariin u Dirtay Soomaalida Dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowladda federalka Itoobiya iyo xoogagga Jabhadda Tigray ayaa galay maalintii Todobaad, TPLF waxay qabsatay magaalada Qobbo oo ay ka baxeen ciidamada Itoobiya kaddib markii dhulka buuraleyda…
2 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Caalamaiga ah Ee TICAD8 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia, ayaa tilmaamay muhiimadda ay taagerada…
1 daqiiqo Soomaaliya iyo Japan oo ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka labada Dowladood Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka socdo shirka caalamiga ee TICAD8, Wasiirka…
1 daqiiqo Maxaa Looga Hadlayaa Shirka TICAD Ee Tunisia Ugu Furmay Madaxda Afrika Iyo Japan? Waxaa maanta magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia ka furmay shirka caalamiga ah Tokyo ee Horumarinta Afrika, kaasi oo socon doona muddo laba maalmood ah, waxaa furay Madaxweynaha Tunisia, Qays…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Gaaray Tunuusiya iyo TICAD oo Maanta Halkaas Ka Furmaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya, iyadoo halkaas si diirran loogu soo dhaweeyay, waxaana soo…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo U Ambabaxay Ka Qeybgalka Shirka TICAD Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Barre ayaa maanta ka ambabaxay dalka isaga oo ku siijeeda magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia, waxaana safarka ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan xafiiskiisa. Ra’iisulwasaaraha…