2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kumannaan Qoys oo Reer Sudan ah oo Ka Baxsanaya Dagaallada Magaalada Khartoum Kumannaan reer Sudan ah ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan magaalada caasimadda ah ee Khartoum, kadib dagaalka ka socda magaalada oo galay maalintii 5-aad, waxaa burburay xabadjoojin muddo 24-saac ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isbuurasho Ka Dhacay Caasimadda Yemen oo 78 Qof ay Ku Dhinteen Magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yeman ayaa waxaa lasoo sheegayaa in Ugu yaraan 78 qof ay ku dhinteen isbuurasho ka dhacday caasimadda magaalada , kadib markii boqollaal qof ay isugu…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyeyaasha Isku Haya Awoodda Sudan oo Xabadjoojin Ku Dhawaaqay Xilli afartii maalin ee lasoo dhaafay dalka Sudan uu ka dhacayay dagaal u dhaxeeya ciidamada Milatariga dalkaas iyo xoogagga gurmadka degdeg ah ee Dacmu Sariic ayaa ayaa waxaa lagu dhawaaqay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Sudan oo Galay Maalintii Afaraad, Yaa Isku Haya Awoodda Dalkaas? Dagaal u dhaxeeya ciidamada Milatariga Sudan iyo xoogagga gurmadka degdeg ah ee Dacmu Sariic ayaa gilgilay dalkaasi, iyadoo lagu soo waramayo inay dagaalka ku dhinteen in ka badan 185 qof…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Kenya oo Ku Baaqay Dibadbaxyo iyo Madaxweyne Ruto oo Jaanis Dalbaday Madaxweynaha wadanka Kenya William Ruto ayaa maalintii Axadii ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada, halka Raila Odinga, mucaaridkiisa ugu weyn uu ku boorriyay taageeryaashiisa inay mar kale isugu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Markale Dib Uga Qarxay Magaalada Khartoum Dagaalka u dhaxeeya Milatariga Sudan iyo xoogagga kasoo horjeeda ayaa markale dib uga qarxay maalintii 3-aad magaalada Khartum ee caasimadda dalkaasi, iyadoo dhinacyada ishaya ay isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kale…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Urur Goboleedka IGAD oo Shir Degdeg ah Ka Yeeshay Xaaladda Sudan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinasadeen iska-hor imaadyada hubaysan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo Dayax Gacmeedkii Ugu Horeeyay U Dirtay Hawada Sare Dowladda Kenya ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeedkii ugu horeeyay iyadoo dalka ku yaala bariga Afrika uu si rasmi ah ugu biiray wadamada ku dhiiraday farsamada dayax gacmeedka. Dayax-gacmeedkii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Walaacsan Dagaal Kasoo Cusboonaaday Sudan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay muujinayso sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya ciidamada iyo xoogagga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Xaaladihii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Sudan Dagaalka ka socda wadan Sudan ayaa noqday mid aad u qaraar, waxaana Jugta madaafiicda culus aroornimadii Saakay oo Axadda ah laga maqlayay Omdurman, oo kaabiga ku haysa magaalada Khartoum, iyo…