Turkiga iyo G20: Merkel iyo Erdogan oo Qaxootiga isku Haya , Obama iyo Putin oo Arrinta Suuriya ku Muransan iyo Hollande oo Ka Baaqday Shirka G20 ee sanadkan oo ka dhacaya dalka Turkiga gaar ahaa magaalo xeebeedka Antalya waxaa xoogga lagu saari doonaa arrimaha amaanka, Tahriibka Yurub, dagaalka Daacish, dagaalka Suuriya, isbadalka cimilada iyo… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Guushii Doorashada Xisbiga AKP ee Dalka Turkiga Doorashadii Axaddii ee dalka Turkiga waxaa loo tartamayey 550 Kusri , Axsaabta waxaa ay gaarayaan 16 xisbi oo ay ugu horeeyeen Justice and Development party (AKP 2001), Republican People’s party…
1 daqiiqo Dadkii Ku Dhintay Diyaaraddii Ruushka oo Meydkooda La Geeyay St Petersburg 140 meyd oo ka tirsan dadkii ku dhintay diyaaraddii Ruushka ee ku burburtay Sinay ee dalka Masar ayaa la geeyay St Petersburg, halkaas oo ay ku socotay diyaaradda inta aanay…
4 daqiiqo Faahfaahin: Xisbiga AKP oo Aqbaliyad weyn Ku Guuleystay Doorashadii Turkiga Xisbiga talada haya ee AKP ayaa guulweyn ka gaaray doorashadii baarlamaaniga aheyd ee maanta ka dhacday dalka Turkiga. Codadkii la tiriyay AKP ayaa ku guuleystay in ka badan 50% ,…
1 daqiiqo Xisbiga AKP oo Ku Horeeyo Codadka La Tiriyay Akhristayaasha Goobjoog News ee sida toos ah ula socda doorashada Baarlamaaniga ee Turkiga wararaka waxaa ay sheegayaa in Xisbiga AKP uu ku horeeyo codadka ilaa iyo hadda la tiriyay. Dadka…
1 daqiiqo Doorashada Turkiga: Tirinta Codadka Doorashada oo Bilaabatay Dhamaan goobaha codbixinta ayaa la xiray kadib markii ay dhamaatay codbixintii doorashada Baarlamaaniga. Wararka waxaa ay sheegayaan in dadka u soo baxay doorashadan ay ka badan yihiin doorashadii hore ee…
2 daqiiqo Madaxda Turkiga oo Ka Codeeyay Doorashada, Kuna Booriyay Dadka in ay Codeeyaan Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, xaaskiisa Emine Erdoğan , Ra’isul Wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoğlu iyo xaaskiisa Sare iyo mas’uuliyiin badan ayaa maanta codadkooda ka dhiibtay doorashada Baarlamaaniga ah ee dalkaas. Madaxweynaha iyo…
2 daqiiqo Doorashada Turkiga: Wax Ka Baro Axsaabta Ku Tartameysa Doorashada Dalka Baarlamaanka Turkiga waxaa uu ka kooban yahay 550 Xildhibaan, 276 kursi Xisbigii Keenaa waa Aqlabiyadda, si Dasuurka loo badalo waxaa loo baahan yahay 367 cod, Si Afti loogu dareero waa…
3 daqiiqo Doorashada Turkiga: Imtixaan Shacbiyadda Madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan Doorashada Baarlamaaniga ah ee maanta ka dhaceysa dalka Turkiga waxaa ay imtixaan ku tahay shacbiyadda madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdogan. Madaxweyne Tayyip Erdogan ayaa doonaya in dalka Turkiga uu ku…
1 daqiiqo Turkiga oo Dooranaysa Baarlamaan Waxaa maanta dalka Turkiga ka dhacaya doorasho Baarlamaani ah, Waa middii Labaad muddo 5 bil ah, doorashadan ayaa timid kadib markii Xisbiga Talada haya ee The Justice and Development Party…