Warbixin : Shaqaalaha Ajaaniibta oo Qaatay Shaqooyinka Yaryar ee Muwaadhiniinta Qaban Lahaayeen Tan iyo intii xasiloonida ay kusoo laabatay qeybo ka mid ah dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa waxaa dalka yimid ajaaniib aad u badan oo soo shaqo tagay, kuwaasi oo ka… 4 daqiiqo
3 daqiiqo Rwanda oo Kasoo Kabsatay Xasuuqii iyo Dagaaladii Sokeeye Maalmahan waxaa magaalada Kigali ee dalkaa Rwanda ka socda shirweyne ay isugu tageen illaa 100 qurba-joogta Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka arrinsanayaa kaalintii ay ka qaadan lahaayeen dib u dhiska Soomaaliya…
11 daqiiqo Diiwaanka Dhacdooyinka 2014 ee Maamul Goboleedyada Shan maalmood oo kaliya ayaa laga joogaa markii uu na macsalaameeyey sanadkii 2014-ta oo Soomaaliya u ahaa mid ay xariiqmeen taariikho badan kuwaasi oo qaarkood reebey raadad aanan tirmeynin in…
19 daqiiqo Diiwaanka Dhacdooyinka 2014 ee Dowladda Federaalka Shan maalmood oo kaliya ayaa laga joogaa markii uu na macsalaameeyey sanadkii 2014-ta oo Soomaaliya u ahaa mid ay xariiqmeen taariikho badan kuwaasi oo qaarkood reebey raadad aanan tirmeynin in…
2 daqiiqo Warbixin : Cod-Baahiyeyaasha Lagu Naadiyo Ganacsiyada Yaryar ee Muqdisho Naadinta ganacsiga waa arrin soo jireen ah , gaar ahaan seyladaha xoolaha ah oo ah ganacsiga facweyn oo Soomaalida kusoo dhaqmi jirtey qarniyo ka hor. Waa nooc ka mid ah…
1 daqiiqo Xoghayaha Qaramada Midoobey oo Taleefoon Kula Soo Hadlay Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki Moon ayaa taleefoon usoo direy Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid isaga oo ugu hambalyeeyey xilka cusub ee loo magacaabay. Ban ayaa Cumar kala hadlay…
1 daqiiqo Dowladda Jabuuti oo Heshiis La Gaartay Mucaaradka Dalkaasi War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada dalka Jabuuti ayaa lagu sheegey in dowladda ay heshiis la gaartay xisbiga mucaaradka ee dalkaa USN kadib wadahadalo socdey muddo 18 bilood ah. Heshiiska…
3 daqiiqo Warbixin : Baabuurka Jante Finti Kuwaataro oo Dariiqyada Muqdisho Ka Dhamaaday Jante Finti Kuwaataro ama 124 Baabuurkii ahaa kan ugu badan ee mara waddooyinka waaweyn ee caasimadda ayaa maanta ah mid ay dadku ku diimayaan, waxaana guud ahaan magaalada laga heli…
8 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Diseembar, 2014 Akhristayaasha sharafta leh waa mar kale iyo qormadeenii bilaha ahayd ee Imisaa La Diley, taasi oo aan kusoo bandhigeyney tirada dadka lagu diley dalka inta aan anagu diiwaangaliney. Dhamaan dilalka…
5 daqiiqo Warbixin : Meherka Masaafada iyo Dhalinyarada Muqdisho Masaafada waa dhaqan soo jireen ah oo diinta iyo hidaha Soomaaliyeed lug ku leh,islamarkaana qoowmiyado badan oo dunida ka jira ay ku dhaqmaan sida Hindida oo kale . Sababo badan…