2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhakhaatiirta UK oo Shaqo-joojin Sameynaya Muddo Sedex Maalin ah Dhaqaatiir gudaha UK ayaa bilaabay shaqo joojin ay ku dalbanayaan mushaar kordhin, waxaana ay isugu soo baxeen wadooyin iyaga oo ku cabanaya doonista mushaar sare. UK ayaa dhaqaale xumi caga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar qaadan doona laba maalin uu maanta ku gaaray caasimadda dalka Eritrea ee Asmara halkaas oo uu si diiran ugu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Wasaaradaha Warfaafinta Ee Jaamacadda Carabta Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa dalka Kuwait uga qayb galaya shirka guddiga joogtada ee Warfaafinta Jaamacadda Carabta, kaas oo lagu wado inuu ka furmo dalkaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Baarlamaanka Adduunka Wefdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa gaaray magaalada Manama ee Caasimadda Dalka Bahrain oo ay uga qayb…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Sucuudiga iyo Iran oo Heshiis Ka Gaaray Khilaaf Muddo Ka Dhextaagnaa Dowladaha Sucuudiga iyo Iran ayaa markale gaaray heshiis taariikhi ah, kaas oo lagu soo afjayo khilaafka labada dowladood ee ku aadanaa xaaladda gobolka iyo mandiqadda Bariga dhexe, heshiiskaan imaanaysa toddobo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo shir ku saabsan arrimaha Deyn Cafinta uga furmay Nairobi Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo ay hormuud ka tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Nairobi Uga Qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada qeyb-galayeen Madasha…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Xasan uu Ka Jeediyay Shirka Magaalada Doha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo ayaa waxaa uu halkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Dowladda oo Ka Qeybgashay Munaasab Lagu Wareejinayay Gurmadka Dhulgariirkii Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galay munaasabada Dowladda Turkiga loogu wareejiyay lacag dowladda…