Wararkii Ugu Dambeeyay Degmada Ruunirgood Oo Shalay Dagaallo Ay Ka Dhaceen Deganaansho cago badan ku taagneen ayaa saaka laga dareemayaa degmada Ruunirgood ee gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo shalay dagaallo xooggan ay ka dhaceen. Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Idaacadda Goobjoog Oo Booqatay Xero Qaxooti Oo Ku Taalla Xuduudda Siiriya Iyo Turki (Sawirro) Qaxootiga Siiriya ee ku sugan dalka Turkiga ayaa isku dayaya in ay la qabsadaan nolosha dalkaasi maadama uu dalkooda ka socdo dagaal sokeeyey oo taabtay nolosha qofkasta oo Siiriyaan ah.…
1 daqiiqo Cunug Yar Oo Ku Dhaawacmay Bam Lagu Tuuray AMISOM Warar goordhaw naga soo gaaray magaalada Marka ayaa sheegaya in Bam gacmeed lagu weeraray Ciidamada AMISOM oo marayey gudaha Marka. Cunug yar ayaa la sheegayaa in uu ku dhaawacmay qaraxa…
1 daqiiqo Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Ruunirgood Ee Sh/dhexe Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa gelinkii hore ee maanta waxa uu ka dhacay degmada Ruunirgood ee gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo…
4 daqiiqo Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Ka Cabanaya Shaqo La’aan, Maalinta Shaqaalaha Adduunka Iyadoo dunidu ay maanta u dabaal degayso maalinta shaqaalaha addunka ee 1-da May ayaa hadana waxaa jira dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku sugan xaalad shaqo la’aan taas oo ka dhigtay in…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar “Soomaaliyada Cusub Waxay u Baahan Tahay Xoog Iyo Xirfad Shaqo” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha…
4 daqiiqo Kala Xirnaanshiyaha Magaalada Gaalkacyo Oo Saameyay Haasaawaha Dhallinyarada Labada Dhinac Burburkii dagaalkii sokeeye ee dalkeena ka dhacay ayaa saameyn ku reebay magaalooyin iyo gobollo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya. Magaallo madaxda gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa ka mid ah magaalooyinka uu…
1 daqiiqo Galmudug Iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Shiraya Dagaalladii Galgaduud Magaalda Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaa maalintii shalay ahayd gaaray madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyadoona halkaasi lagu soo dhaweeyay. Cabdi Maxamed Cumar oo ah Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya…
1 daqiiqo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Billaabatay Hargeysa Maanta oo Sabti ah waxaa 159 goobood oo ka mid ah gobolka Waqooyi Galbeed magaalada Hargeysana ugu horreyso waxaa ka billowday diiwnaagelinta codbixayaasha dorashada 2017 ee baarlamaanka iyo madaxtinimada taasi…
1 daqiiqo Kulan Ka Dhacay Gaalkacyo Oo Lagu Go’aamiyey Qaadista Isbaarooyinka Yaalla Waddo Isku Xirta Magaaladaasi Iyo Gelinsoor Kulan ay isugu yimaadeen laamaha ammaanka Galmudug iyo Odayaal dhaqameed loogana hadlayey arrimaha ammaanka iyo isbaaro qaadis ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Waxaa kulankaan diiradda lagu saaray sidii loo…