2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Baladweyne Oo Dad u Xiray Dil Habeen Kahor Ka Dhacay Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska magaalada Baladweyne ayaa ka warbixiyey falal amni darro oo habeenadan dambe ka dhacayey magaaladaasi iyo sidoo kale dad ay usoo qabteen dilal iyo qaraxyo ka dhacay Baladweyne.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Ka Hadlay Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ee Ka Socda Gobolkaasi Guddoomiyaha gobalka Shabellaha Dhexe Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa ka hadlay dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab ee maalmahan dambe ciidanka dowladda Federaalka ka wadaan gobolkaasi. Ugu horreyn guddoomiyaha ayaa tacsi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Tirsan Golaha Deegaanka Laascaanood Oo Mooshin Ka Keenay Guddoomiyaha Magaaladaasi Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray warar sheegayey in golaha deegaanka ee degmada Laascaanood iyo guddoomiyaha magaaladaasi uu u dhaxeeyo khilaaf hase ahaatee waxaa markii ugu horreysay arrinkaasi ka hadlay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Turkiga Oo 26 Dal oo Yurub Ah Ku Geli Doona Visa La’aan. Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in uu ogolaado shuruudda ay Turkida wataan oo ah in Muwaadiniinta Turkiga ay qaaradda Yurub ku galaan Viso La’aan, arrintaas oo qeyb ka aheyd heshiiskii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socda Golaha Ammaanka Ee QM Oo Dalka u Imaanaya Arrimo La Xiriira Doorashada 2016 Xubno ka socda golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa safar ku imaanaya Soomaaliya bishan si ay taageero ugu muujiyaan doorashada la filayo inay ka qabsoonto dalka bisha August ee sanadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Ciidamo Ka Wada Tirsan Ahlu-sunna Oo Ku Dagaallamay Mushaar Loo Qeybinayey Ciidamo ka wada tirsan Ahlu-sunna Waljameeca ayaa lagu soo waramayaa in dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Mareer-gur ee gobolka Galgaduud kadib markii ay isku qabsadeen Mushaar loo qeybinayey. Askar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Iyo Maleeshiyaad Isbaaro Dhiganayey Oo Ku Dagaallamay Magaalada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Galmudug iyo Maleeshiyaad la sheegay in halkaasi Isbaaro u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Lagu Weeraray Masjid Ku Yaalla Degmada Waaberi Ee Muqdisho Labo qof ayaa ku dhawacantay qarax lagu weeraray habeenkii xalay ahaa Masjid ku yaalla Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Masjidkaan oo ku yaalla Xaafadda Via Libera ayaa waxa lagu tuuray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Macallin Iskuul Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Maxamed Cabdullaahi Xaashi oo kamid ahaa macallimiinta ka howlgal mid ka mid ah Iskuullada ku yaalla magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaaladaasi. Wararku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Indha Cadde “ISIL Ma Joogto Soomaaliya Ee Waa Dad Taageero Raadis Ah” Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo wareysi siiyey Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay howlgalka ciidamada AMISOM, ISIL iyo arrimo kale. Ugu…