1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Puntland Oo Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ku dhaawacmay wasiirka amniga Puntlad Cabdi Cali Xirsi Qarjab kadib markii uu damcay inuu kala…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare: Baahida Loo Qabo Aqal Aan La Diyaarin Sharciyaddiisa, Lana Ansixin Dastuurkii Uu Ku Jiray Aqalka sare waxaa soo jeedinaya dastuurka KMG ee aan weli la ansixin, waxaa ay dad badan ku doodayaan in aqalka sare dhismihiisa uu ka soo hormari doono xitaa ansixinta dastuurkaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Ka Warbixiyey Heshiiskii Jigjiga Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maalintii shalay ahayd dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ayaa faah faahin waxa uu ka bixiyey heshiiskii magaalada Jigjiga uu kula soo galay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Dhaliilay Hannaanka Dhismaha Ee La Doonayo In Lagu Dhiso Aqalka Sare Mid kamid ah odayaashii soo dhisay xildhibaannada hadda shaqeeya ee dowladda Federaalka ayaa dhaliilay hannaanka dhismaha aqalka sare oo uu ku tilmaamay mid keenaya khilaaf hor leh. Malaaq Cali Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Sh/dhexe Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo saameyn ku yeeshay dad badan oo shacab ah. Tuulada Beyxaaw ayaa ka mid ah meelaha uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Amray In Lala Shaqeeyo Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlay xaflad lagu dhaariyay maanta Ibraahim Iidle Suleymaan guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ayaa ku amray hey’adaha dowladda in ay la shaqeeyaan hogaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Sulaymaan Waxaa maanta xilka Guddoomiyaha Maxkamadda sare loo Magacaabay Ibraahim Iidle Sulaymaan kadib markii jagadaas laga xayuubiyey Abuukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf oo kursiga ku fadhiyay in ka badan 5 sano.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw qarax Bam uu ka dhacay suuqa Ariga ee degmadaasi, kaasi oo khasaare sababay. Bamkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf Oo Xilka Laga Qaaday iyo Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Maxkamadda Sare Waxaa Goor dhaw Xilka laga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare Abuukaate Ceydiid C/laahi ( Ilka Xanaf ) iyadoo xilkaas loo Magacabay Ibraahim Iidle Sulaymaan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq La’aanta Ganacsiga Xoolaha Nool Ee Galmudug Oo Saameysay Ganacsigii Guud Ee Mudug Iyo Galgaduud Wasaaradda Ganacsiga ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dhaqdhaqaaq la’aanta ganacsiga xoolaha nool uu xilligaan saameyn xoogan ku yeeshay habsami socodkii ganacsiga guud ee Suuqyada Galmudug. Wasiirka Wasaaraddaasi Cabduladhiif Cabdullaahi…