1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kullan La Qaatay Danjire James Swan Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho waxa uu kullan kula qaatay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soomaaliya Oo Gaartay Heerkii Looga Cafin Lahaa Deymaha Lagu Leeyahay Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada faqriga ama waxa loo yaqaano barta go’aan qaadasha dayn cafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 26-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay Shir Jaraa’id oo xafiiska uu ku qabtay waxuu uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 25-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Bajaajlayaasha ka shaqeeya wadada xiriirisa Muqdisho iyo Ceelaha biyaha oo maanta dhigay dibadbaxyo ay uga cabanayaan in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka KMG-ka ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Magacaabay Guddiga Doorashada Guddonka Baarlamaankaasi Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee baarlamaanka cusub ee Koonfur galbeed Soomaaliya Xasan Cabdinuur Aadan ayaa magacaabay guddiga diyaarinta doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa oo dhowaan la filayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Culumada Maamulkaasi Oo Kawada Hadlay Sidii Looga Hortagi Lahaa Xanuunka Coronavirus Wasiirka cadaaladda dowlad goboleedka puntland Cawil Sheekh Xaamud ayaa waxa uu kullan magaalada Garowe kula qaatay culuma awdiinka Puntland iyaga oo kawada hadlay sidii looga hortagi lahaa xanuunka Coronavirus. Cawil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo La Wareegtay Deeq Caafimaad oo Looga Hortagayo Xanuunka Coronavirus Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxa ay kula wareegtay qalab caafimaad oo looga hortagayo xanuunka faafa ee Coronavirus, deeqdaasi oo ka timid dalka Shiinaha. Garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Bangiga Hormarinta Afrika Oo Ka Cafiyay Soomaaliya Deyntii Uu Ku Lahaa Bangiga hormarinta Afrika (AFDB) ayaa 122.55 Milyan oo doolar oo aheyd deyn uu kulahaa Soomaaliya ka saamaxay, kadib markii ay lacagtaas bixiyeen Boqortooyada Ingriiska iyo wadamada ku bahoobay Midowaga Yurub,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 25-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka ayaa beenisay in Ciidamada Dowladda ay go’doomiyeen Guriga Madaxweynihii hore ee Sh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciiyaaryahan Ka Tirsanaan Jiray Qaranka Soomaaliya Oo U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo baxayey dadka Soomaalida ah ee uu soo ritay xanuunka Coronavirus kuwaas oo u geeriyooday, kuna noolaa waddamada Yurub ee xanuunka uu sida aadka ah…