2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 24-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Guddoomiyaha Guddiga Caleema-Saarka Madaxda Galmudug ayaa Galkacyo kula kulmey Xaaf oo diiddan doorashii ka dhacday Dhuusamareeb. Maamulka Gaaronka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 24-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Guddoomiyaha Guddiga Caleema-Saarka Madaxda Galmudug ayaa Galkacyo kula kulmey Xaaf oo diiddan doorashii ka dhacday Dhuusamareeb.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 23-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Laamaha Amniga Puntland aya shegay in ay gacanta ku soo dhigeen, rag looga shakiyay in ay ka tirsanyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xildhibaanada Cusub Ee Koonfur Galbeed Oo Maanta Beydhabo Lagu Dhaariyay Waxaa goordhow magaalada Beydhabo lagu dhaariyey golaha wakiilada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, kuwaas oo noqonaya baarlamanka labaad ee maamulkaasi. Xaflad ka dhacday magaalada Beydhabo oo ay goobjoog ahayeen guddiga madaxbannaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senetor Xuseen Sheekh: Xukuumadda Soomaaliya Xil Weyn iskama Saarin in Dadka ay u Sameyso Shaqo Abuur Senetor Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan doonayn in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhameystiraya Xeerarka Sharciga Doorashooyinka Waxaa xalay magaalada Muqdisho kullan ku yeeshay guddoonka golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo guddiga dhowaan la magacaabay ee diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka qaranka. Kullankan ayaa waxaa goobjoog ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 23-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Ciidamada Ammaanka Magalada Galkacyo ayaa saaka halkaasi ka wada howlgallo ka socnaya Xaafadaha qaar ee Magaalada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 22-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faa-faahinno ayaa ka soo baxaya weerar ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen shaqaale dhisayay waddo ku taalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybo Ka Mid Ah Shaqada Garsoorka Puntland Oo La Hakiyay, Akhirso Sababta Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan Ow Cismaan ayaa sheegay in muddo 10 cisho ah la fasaxay qeybo ka mid ah garsoorka Puntland si looga baaqsado faafidda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Qaran oo Golaha isku Dhafka ee BFS Ka Dalbaday Dedejinta Sharciyada Iyo Habraacyada Laga Doonayo Qoraal ka soo baxay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa waxaa golaha shacabka ay kaga dalbadeen in ay dedejiyaan sharciyada laga doonayo iyo sidoo kale habraacyada, waxaana si gaara…