2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Lagu Eedeeyay Hurin Colaadeed Eng Mamaxed Salaad oo mar soo noqday xildhibaan ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland islamarkaana la hadlay Goobjoog News kana hadlayay dagaal beeleedka ka socda duleedka magaalaad Kismaayo ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Faahfaahiyay Duqeyn Uu Ka Geystay Jubbada Hoose Qoraal ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in Mareykanka oo kaashanaya dowladda federaalka Soomaaliya uu duqeyn dhinaca cirka ah ka geytay gobalka Jubbada hoose. Duqeynta oo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dhaawacyo La Soo Gaarsiiyay Muqdisho Wararka aan ka helayno dagaal beeleedka ka socda duleedka magaalada kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in maanta qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay dagaalkaasi la soo gaarsiiyay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa: Ma Jirto Sabab Aan Midkood Ugu Hambalyeeyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ahaa murashaxiintii u taagnayd qabashada xilka madaxweyne ee Galmudug balse iska diiday in uu ka qeybgalo ayaa ka dhawaajiyay in aysan jirin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Janan Oo Gaaray Beladxaawo, Soo Dhoweyna Loogu Sameeyay Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Janan oo dowladda federaalka sheegaty in uu ka baxsaday ayaa maanta gaaray degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo. Bulshada ku dhaqan Baladxaawo ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Dagaal Beeleed Ay Ku Geeriyoodeen In Ka Badan 20 Qof Wararka laga helayo duleedka magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay dagaal beeldeed halkaasi ka socday ay ku geeriyoodeen dad kor u dhaafaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris Oo DF Ku Eedeeyay In Ay Dayacday Wasiir Janan Idiris Xasan Faarax oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed islmarkaana wareysi siiyay Goobjoog News ayaa tilmaamay in baxsashadii wasiir Janan ay ahayd dayacaad ay sameysay dowladda federaalka waxa uuna hoosta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiin Diidanayd Doorashadii Galmudug Oo Soo Dhoweysay MD Qoorqoor Murashaxiinta kala ah Cabdulaahi Faarax Weheliye iyo Kamaal Guutaale oo qoraalo soo saaray ayaa waxa ay si isku mid ah u soo dhoweeyeen madaxweyne Axmed Qoorqoor oo 2-dii bishan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gobalka Gedo Oo Dalbaday In Xayiraadda Laga Qaado Bulshada qeybaheeda kala duwan ee gobalka Gedo ayaa waxa ay dowladda federaalka Soomaaliya ka dalbadeen in si degdeg ah looga qaado xayiraadda ka saran duulimaadyada gobalkaasi. Shacabkaan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Baasto: Dowladdu Shalay Ma Ahayn In Madaxweyne Kale Ay Ku Dhawaaqdo Axmed Baasto oo mar sheegtay in uu yahay madaxweynaha Galmudug ayaa dowladda ku dhaliilay in iyada oo uu jiro khilaaf in maadxweyne kale ay Dhuusamareeb kaga dhawaaqday. Axmed Baasto oo…