3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaan Warsame Joodax: DF Waxay Galmudug Ka Waddaa Boob Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan (Joodax) oo ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya, ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey in sidii loo baahnaa aysan wajihin maamul u sameynta Galmudug .…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo Eedeeyay Farmaajo Iyo Kheyre Murashax Cabdiraxmaan Odowaa ayaa waxa uu eedeyn u jeediyay madaxda ugu sareysa ee dalka isaga oo tilmaamay in Galmudug ay yeelato seddex madaxweyne ay masuuliyadeeda qaadayaan madaxweyne Farmaajo iyo ra’isulwasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Qoorqoor oo Noqday Madaxweynihii 3-aad ee Galmudug Todobaad Gudihiisa Doorasho goordhow ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, xarunta Galmudug islamarkaan ay garwadeen ka ahayd dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Baarlamaanka ay aqoonsantahay dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Xasan Cali Kheyre Waligiis Run Ma Sheegin Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, madaxweynaha maamulka Galmudug garabka Gaalkacyo oo ka hadlayay arrimaha doorashada maamulkaasi ayaa sheegay in ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uusan waligiis run sheegin waxa uuna xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorasho Kale Oo Maanta Ka Dhacaysa Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka taas oo ay waddo dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa si aada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Kenya Ah oo Diiday In Ay Kenya Ka Baxdo Dacwada Badda Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa diiday codsi ahaa in Kenya ka baxdo ka qeybgalka maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee ku saabsan muranka dhinaca badaha ee kala dhaxeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran Oo Dowladda Ugu Baaqday In Ay Joojiso Faragalinta Galmudug Madasha xisbiyada qaran oo soo saaray warmurtiyeed ku aadan xaaladda Galmudug ayaa dowladda Federaalka waxa ay ugu baaqeen in ay joojiso faragalinta siyaasadeed ee ay ku hayso maamulkaasi. Sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goodax Barre: Faroole Ummadda Soomaaliyeed Kadeed Ayuu Galiyay Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Senetor Faroole uu kadeeday Ummadda Soomaaliyeed markii la sameyanayay dastuurka ku meel gaarka ah waxa uuna xusay in arrinkaasi uu isagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Guddoomiye ku xigeenka Kaxda Oo Dhaawacmay Wararka aan ka helayno isgoyska Xoosh ee degmada Dharkeynley ayaa sheegaya in halkaasi qarax lagula eegatay guddoomiye ku xigeenka amniga ee degmada kaxda ee gobalka Banaadir kaas oo lagu magacaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Baaqay In Aan Galmudug Dib Loo Celin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in dadka reer Galmudug aan dib loogu celin dhibatooyinkii ay soo mareen. Madaxweyne Xasan ayaa qoraal uu soo saaray waxa…