1 daqiiqo Sheeko:Dalka Janan Oo Gaaray Kismaayo, Una Sii Duulay Nairobi Wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland, C/rashiid Janan oo 28-kii bishan ka baxsaday xabsi ay dowladda federaalka ku haysay, kuna yaalla magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Xaaf Oo Madaxweyne Loo Doortay, Akhriso Maamulka Oo Dhameystiran Galmudug ayaa saacado gudaheed yeelatay madaxweynihii 2-aad kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Galkacyo. Xildhibaanada Galmudug garabka Gaalkacyo ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug u doortay Xareed Cali Xareed. Sidoo kale waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif Iyo James Swan Oo Kawada Hadlay Doorashada Galmudug Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan kala hadlay xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddoomiyaha Xisbiga Kulan Oo Dowladda Ku Eedeeyay Qas Guddoomiyaha Xisbiga siyaasiga ah ee Kulan Cismaan Xasan Cilimi oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay qas ka waddo dhismaha maamulka Galmudug oo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni Oo Ku Baaqay In Al Shabaab Lagala Dagaalo Dhaqaalaha Madaxweynha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Al shabaab lagala dagaalamo dhinaca dhaqaalaha oo aysan ahayn kaliya in loo wajaho qaab mileteri. Deni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baallayaashii NISA oo Lagu Waaberiistay Saaka, salaaddii subax waa qaraxyo isdabajoog ah lala eegtay baallayaasha ay NISA ku xirtay Kaamirooyinka ee qeybo ka mida wadada dheer Maka Almukrama, ee bartamaha Muqdisho. Kaamirooyinkan oo ah “Security…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir Oo Madaxweyne Loo Doortay Doorasho maanta ka dhacday maagalada Dhuusamareeb, ayaa xildhibaanada baarlamaanka Ahlu sunna waxa ay madaxweyne u doorteen Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Doorashadan ayaa ka dhacday xarunta Inji oo xarun u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faroole: Wasiir Goodax Waxa Uu Ka Hor Imaanayaa Nidaamka Federaalka Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland haatanna ah Senetor ka tirsan golaha Aqalka sare ee BFS mudane Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Feysal Cali Waraabe: Doorasho Noo Gaara Ayaan Qabsan Doonaa Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Feysal Cali waraabe, ayaa sheegay in ay qabsan doonaan doorasho u gaara haddii xukuumadda Somaliland ay ku qancin weyso doorashada soo aadan. Gudoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Dil U Geystay Wiil Dhalinyaro Ahaa Wararka aan ka helayno degmada Dharkeynley ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka dowladda uu xalay dilay wiil dhalinyaro ahaa sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka. Dilkan…