1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS: Waxaa Qaraxii Ex-control Afgooye Ku Dhintay In Ka Badan 26 Qof Wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in qaraxii saakay ka dhacay Ex-control Afgooye ay ku dhinteen in ka badan 26 qof, kuna dhaawacmeen 60 ruux. Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimo Xasaasi Ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada ee Maanta oo Khamiis ah. Ugu horayn Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka warbixiyay howlgalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi, Waraabe Iyo Cirro Oo Ku Kulmay Hargeysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa ayaa waxa ay maanta kulankii Labaad Madaxtooyada Hargeysa kula yeesheen guddoomiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo Wadani. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Xerada Dhadhaab Biyo la’aan baahsan ayaa xilligan laga soo sheegayaa in ay ka jirto xerada Dhadhaab oo ay ku nool yihiin in ka badan 2kun oo qoys. Afar maalin oo xiriir ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Laga Diyaarinayo Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle, ay mooshin xil ka qaadis ah ka diyaarinayaaan Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Xildhibaanno u badan kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dhakhtar oo Ka Hadlay Dhibaatada Ayaxa, Eedna U Jeediyey W. Beeraha Xildhibaan Idiris Cabdi DhaKter oo ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah ayaa maanta golaha shacabka ka sheegay dhibaatada Ayaxa, waxaa uuna dowladda ugu baaqay in wax laga qabto. Xidhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Lagu Dilay Muqdisho Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa galinkii danbe ee maanta waxaa lagu dilay gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Kooxo ku hubeysnaa Bastoolada ayaa askarika toogtay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi oo Ka Qeybgalay Carwada Wershahada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada waddaniga ah oo lagu qabtay caasimadda Somaliland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amar La Dul Dhigay Shacabka B/weyne Laamaha ammaanka magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraaan ayaa ammar dul dhigay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Waxaa la faray shacabka in ugu horreyn ay ka fogaadaan ku ganacsiga hareeraha waddooyinka, islamarkaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Doorashada Galmudug: Ahlu Sunna Waxaa Lagula Heshiiyey Saammi, Doorasho Hufanna Waan Qaban Iyada oo Galmudug ay ku jirto maalmo doorasho ayey Goobjoog News wareysi gaar ah la yeelatay guddoomiyaha guddiga doorashada Galmudug Cabdinaasir Geelle Cilmi, innaga oo hordhignay walaacyada jira ee laga…