Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Dowladda Ee Guriceel Oo Sheegay In Ahlu-sunna Ay Shuruud Ku Xirtay Ka Mid Noqoshada Dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka degmada Guriceel ee dowladda ayaa sheegay in Ahlu-sunna Waljameeca ay shuruud ku xireen ka mid noqoshada dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Cabdulaahi Warsame Faarax oo ah Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Oo Sheegay In La Hormarinayo Kalluunka Iyo Xoolaha Loo Dhoofiyo Dibadda (Dhageyso) Cabdiraxmaan Warsame Jaamac oo ah gudoomiyaha cusub ee Rugta Ganacsiga Puntland ayaa sheegay in hormarin lagu sameyn doono Kalluunka iyo Xoolaha loo dhoofiyo qaar ka mid ah wadamada caalamka. Waxa…
1 daqiiqo Maamulka Deegaanka Goofgaduud Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Ciidamada Dowladda Ka Wadaan Deegaankaasi (Dhageyso) Maamulka deegaanka Goofgaduud ee gobalka Baay ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalo balaaran oo ciidamada dowladda ka sameeyeen deegaankaasi iyo deegaanada ku dhaw. Axmed Aadan Maxamuud oo ah…
2 daqiiqo Saraakiil Dowladda Federaalka Ku Eedeeyay Mas’uul Ka Noqoshada Dhibaatooyin Ay Sheegeen In Ay Ka Jiraan Kismaayo (Dhageyso) Saraakiisha ciidamada xooga dalka ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose qaarkood ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay mas’uul ka tahay dhibaatooyin ay sheegeen in ay…
1 daqiiqo Maamulka Khaatumo State Oo Ku Hanjabay In Ay Qaadi Doonaan Dagaalo Ka Dhan Ah Somaliland (Dhageyso) Maamulka Khaatumo State ayaa ku hanjabay in dhawaan ay qaadi doonaan dagaalo ka dhan ah maamulka Somaliland, ayna ku wajahanyihiin deegaanada gobalka Sool ay ciidamada maamulkaasi ka joogaan. Guddoomiyaha Baarlamaanka…
2 daqiiqo Gudiga Farsamada Maamul u Sameynta Gobalada Dhexe Oo Iska Fogeeyay Eedeyn Kaga Timid Musharrax Axmed Macalin Fiqi (Dhageyso) Gudiga Farsamada ee maamul u sameynta gobalada Dhexe gaar ahaan Mudug iyo Gal-gaduud ayaa iska fogeeyay eedeyn dhawaan uga timid dhanka Musharax Axmed Macalin Fiqi oo u taagan qabashada xilka…
1 daqiiqo Diyaaradaha Maraykanka Oo Duqeyn La Eegtay Sarkaal Ka Mid Ah Al-shabaab Oo Ku Sugnaa Gobalka Jubada Dhexe Wakaaladda wararka ee France press waxa ay baahisay war ay ka soo xigatay golaha Kongareeska Maraykanka kaa oo sheegaya in duqeyn dhanka hawada ah Isnintii shalay ahayd lagu ba tilmaameedsaday …
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhigiisa Dalka Masar Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal (War-saxaafadeed) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa kulan ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Masar ee magaalada Qaahira. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News