1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhigiisa Dalka Masar Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal (War-saxaafadeed) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa kulan ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Masar ee magaalada Qaahira. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Maamul u Samaynta Gobolada Dhexe oo Sheegey in Aysan Jirin Musharax Ay Ka Qabteen Arji Gudiga maamul u samaynta gobolada dhexe ayaa beeniyey warar soo baxay oo sheegayay in musharixiinta qaar laga qabtay arjiyada musharaxnimada madaxweyne ee Koonfur Galbeed. Sheekh Cumar Cali Tarabi oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Ceeymis ah oo Maanta Laga Furey Magaalada Muqdisho Markii ugu horeysey waxaa magaalada Muqdisho laga furey shirkad ceeymis ah oo habka islaamiga ah ku shaqaysa, taasi oo lagu magacaabo Takaaful. Shirkadani oo dadka aanan ka qaadaynin wax dulsaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo Sheegey in Ay Isu Bahaysanayaan Hiigsiga 2016-ka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo kan Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegey in heeshiis hordhac ah oo ay labada maamul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda iyo Baarlamaanka oo Isku Mari La’ Miisaaniyadda 2015 Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa doodii ugu weyneyd ka keeney miisaaniyadda 2015-ka taasi oo ay baarlamaanka horkeentey wasaaradda maaliyadda, waxaana maanta baarlamaanka hortiisa lagu maraanmaray wasiiru dowladaha maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Aweys Aar iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Iyo Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya Oo Arimo Dhowr ah Ka Wada Hadlay Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshay Gudoomiyaha Baaramaanka Ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, iyaga oo arimo badan ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud Ee Jaamacadda Carabta Oo Ka Wada Hadlay Arimo Dhowr Ah (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Qahira ee dalka Masar ayaa kulan halkaasi kula yeeshay xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Nabiil Al-carabi, iyaga oo arimo badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo Heshiis Kala Saxiixdey (Akhriso Qodobada) Waxaa maanta magaalada Kismaayo dib oga laabtay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaasi oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogey halkaasi, isaga oo…