1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Degmada Xamarweyne Ka Sameeyay Howlgal Dad Badan Lagu Qabtay Ciidamada Booliiska ee dowaldda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Booliiska ee AMISOM ayaa xalay waxa ay howlgal balaaran ka sameeyeen degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa mid lagu baarayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Dalka Oo Maanta Su’aalo weydiin Doona Xeer Ilaaliyaha Qaranka Iyo Hanti Dhowrka Guud Waxaa maanta la filayaa in baarlamaanka dalka ay hortagaan xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo sidoo kale Hanti Dhowrka Guud, ka dib markii shalay gudoonka baarlamaanka u yeeray. Xildhibaanada baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Uu Soo Ridanayo Xanuunka Duumada Oo Kusoo Badanaya Deegaanka Bariire Ee Gobalka Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose waxaa laga soo sheegayaa in dad badan ay kula il daranyihiin cudurka Duumada (Malaria) iyadoo aan lahayn goobo caafimaad oo dadkaasi lagu daweeyo. Maalinba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Lagu Eedeeyay In Ay Hurineyso Dagaalka Gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Degmooyin ka mid ah gobalka Gal-gaduud waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka kala tirsan dowladda Federaalka iyo Ahlu-sunna Waljameeca kaa oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Cumar Sheekh Cabdiqaadir “Ahlu-sunna Kama Mid Ahan Dhinacyada Ku Dagaalamaya Gal-gaduud" (Dhageyso) Gudoomiyaha golaha Talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh Cabduqaadir ayaa sheegay in dagaalada ka socda gobalka Gal-gaduud aanay wax shaqo ah ku lahayn ciidamada Ahlu-sunna ee gobalkaasi ku sugan. Dagaaladii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka bilawday degmada Dhuusamareeb ee Gobalka Gal-gaduud Wararka saaka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee Gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo barakac ay sameynayaan dadka shacabka ah. Dadka shacabka ah ayaa la arkayaa iyaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Macalin Kubbadda Cagta oo Caawo Lagu Dileyy Dharkeenleey Mid ka mid ah macalimiinta kubbadda cagta ee degmada Dharkeenleey ayaa caawo halkaasi lagu diley sida ay sheegayaan wararka halkaasi naga soo gaaraya. Macalinka la diley ayaa lagu magacaabaa Maxamuud…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ansixinta Sharciga Xuquuqda Carruurta ee Soomaaliya, Talaabo Horey Loola Jaan-Qaadey Adduunka Sharcigani illaalinta xuquuqda carruurta waxaa markii ugu horeysey la saxiixay 20-kii bishii Nofeember sanadii 1989-dii, waxaana saxiixa la dhameystirey 2-dii bishii sebteembar 1990-kii xiligaasi oo ay saxiixeen tiradii dalalka loo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Ka Hadashey Xaaladda Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya Khabiirka Madaxabanaan ee xaaladda xuquuqul insaanka Soomaaliya, Mudane Bahame Nyanduga, ayaa maanta soo gebogabeeyay safarkiisi shaqo ee ugu horreeyay oo uu ku tegay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Nyanduga, oo Golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo : Rasaas Loogu Dabaal Dagey Xusseen Cabdi Xalane Maanta magaalada Kismaayo waxaa ka dhacdey rasaas xoogan oo kor loo ridayay, iyada oo la adeegsanayay hubka fudud iyo waliba hubka tiknikada kadib markii halkaasi uu gaarey war been abuur…