2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga oo Sheegtey in Dameero iyo Doomo Loo Adeegsado Fal Dambiyeedyo Afayeenka wasaaradda amniga qaranka oo maanta saxaafadda usoo bandhigey 9 nin oo lagu tuhunsanyahay in ay ka tirsanyihiin shabakad ama unug u qaabilsan Alshabaab dhanka daabulista iyo kala gooshinta hubka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khadiijo Maxamed Diiriye “Ma Jirto Lacag Naga Soo Gaartey Qatar iyo Imaaraadka, Dowladana Waxay Leedahay Miisaaniyad” Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah sii haya wasaaradda haweenka iyo xuquuqul aadanaha ayaa maanta mar kale ka hadashay xarigga agaasimaha guud ee wasaaradda Maxamed Cumar, kaasi oo muddo 70 saacadood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Faadumo Abuukar Cabdi iyo Cabdiweli Jaamac. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Badan oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Deegaanka Ceel Cadde ee Hiiraan Illaa 9 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen deegaanka Ceel Cadde oo qiyaastii 75 kiilo mitir u jirta magaalada Baladweyne, sida uu kusoo waramayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan “Madaxweynaha Ayaa ii Xil Saarey Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe” Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee dowladda Federaalka Cabdifataax Xassan Afrax ayaa meel fagaaro ah ka sheegey in madaxweynaha Soomaaliya uu isaga usoo xil saaray arrimaha maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Hanka Nolosha oo ah Barnaamij aynu ugu tala galnay in aynu kaga hadalno Hanka dhalinyarada Soomaaliyeed. Barnaamijkeena maanta waxaa idiin tabinaysa Wariyaheena Raaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiyaha Gobalka Gal-gaduud Oo Ka Hadlay Dagaalada Ka Socda Gobalkaasi Gudoomiyaha gobalka Gal-gaduud ee dowladda Soomaaliya Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo goordhaw saxaafadda kula hadlay degmada Dhuusamareeb ee gobalkaasi ayaa ka hadlay dagaalo ka socda Gal-gaduud, kaa oo u dhaxeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dood Ku Saabsan Naafada Soomaaliyeed Iyo Xuquuqda Ay Leeyihiin Waxaa jira Dad Naafo Soomaaliyeed ah, kuwaa oo badi cabasho ka muujiya in aanay haysan xuquuqdii ay lahaayeen. Dhawaan magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dibadbax ay dhigayeen dad badan oo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Dowladda Federaalka Ee Todobaadkii Lasoo Dhaafay (War-saxaafadeed) Mogadishu, 13 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xauseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…