1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Marka "Waxaan Ognahay In Al-shabaab Ay Ku Sugan Yihiin Marka" (Dhageyso) Taliska ciidamada Boliiska ee magaalada Marka ayaa sheegay in ay la socdaan in magaaladaasi ay ku sugan yihiin rag ka mid ah Xarakada Al-shabaab. Taliyaha saldhigaasi Cabdi Nuur Isaaq Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Diinaari Oo Ku Biirey Musharixiinta Badan ee Isu Soo Taagey Madaxweynenimada Maamulka Gobolada Dhexe (Dhageyso) C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa sheegay in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka loo dhisayo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. “Aniga xilkaan kuma tala jirin balse dad aan saaxiibo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Kuntu-waareey Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Oo Sheegay In Aanu Jirin Goobo Caafimaad Oo Dadka Lagu Daweeyo (Dhageyso) Maamulka degmada Kuntu-waareey ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in xaalad caafimaad darro ay ka jirto degmadaasi, iyadoona aanay jirin Isbitaalo dadka lagu daweeyo. Cabdiraxmaan Sabtoow oo ah gudoomiyaha degmadaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Dhuusamareeb Iyo Ciidamada Dowladda Oo Si Buuxda Ula Wareegay Degmadaasi Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa Ahlu-sunna Waljameeca ayaa saaka ka dhacay degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka Gal-gaduud, kaa oo qasaare sababay. Dagaalkaan oo socday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidamada Dowladda Ee Deegaanka Xawaadleey Oo Ku Geeriyooday Dagaal Ka Dhacay Deegaankaasi Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Maleeshiyaad ayaa ka dhacay deegaanka Xawaadleey ee ku dhaw degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha Dhexe. Dagaalkaan ayaa sababay geerida Taliyahii ciidamada dowladda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybinta Abuurka Dalaga Beeraha Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Oo Lasoo Gabagabeeyay (Dhageyso) Waxaa lasoo gaba gabeeyay abuur maalmahaan dambe loo qeybinaayay qaar ka mid ah beeraleyda ku dhaqan deegaano ka mid ah gobalka Shabeelaha Hoose. Malaaq Xasan oo ka mid ah gudi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Sheegay In Aanu Ogeyn Go’aan Ka Yimid Baarlamaanka Oo Isagu Loogu Yeerayo (Dhageyso Wareysi) Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo u Waramay Idaacadda Goobjoog ayaa sheegay in aanu la socon meel ay ugu yeereen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Xiisado Dagaal oo Ka Taagan Guriceel iyo Dhuusamareeb Xiisado dagaal ayaa ilaa iyo saakay ka oognaa magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb, waxaanan ka heleynaa faahfaahin dheeraad ah kadib dabogal iyo xog uruurin aan sameyney. Sida ay noo xaqiijinayaan ilo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaan barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliska Sh/Hoose oo Sheegey in ay Hanan Waayeen Amnigii Marka (Dhageyso) Taliyaha ciidamada Booliska gobolka Shabeelada Hoose Cabdinuur Isaa ayaa Goobjoog u sheegey in amnigii magaalada Marka uu faraha ka baxayo amnigii magaalada Marka , halkaasi oo uu sheegey in ay…