1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Ka Qeybqaadanaya Sare u Qaadista Amniga Iyo Dhaqaalaha Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, iyo madaxweyne ku-xigeenka midawga Yurub, Federica Mogherini ayaa Kula kulmay magaalada Brussels ee xarunta midawga Yurub. Kulanka ayaa looga hadlay xariirka xooggan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Dalalka Dariska iyo Khaliijka Ayaan Ku Heynaa Xargo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya ayaa sheegaya in dalalka dariska ay yihiin saamiley dano ka leh Soomaaliyeed, isla markaana ay adeegsadaan siyaasiyiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo Sheegay in Kheyre Ay sii Wada Jooji doonaan Sanadka Haray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay kulan gaar ah la qaatay jaaliyadda Soomaalida ee Kenya ayaa sheegay in 3-dii sano oo ay joogeen ka shaqeeyeen xasilooni siyaasadeed. Madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Mas’uuliyiin Lagu Diley Degmada Balcad Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in deegaanka Cadayga oo hoostaga degmadaasi xalay lagu diley guddoomiyahii deegaankaasi iyo sidoo kale ku xigeenkiisa. Koox hubeysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Qatar Oo Heshiis Kala Saxiixday Maalmahan Caasimadda Dalka Qadar ee Dooxa waxaa shir ku lahaa Guddiga isku xirka iyo dib u howl-gelinta heshiiska adeegsiga shaqaalaha ee Labada Dal, waxaana xalay Guddigu uu saxiixay qorshe how-leedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka? Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre , ayaa Shalay kulamo gaar gaar ah kula qaatay Magaalada Paris ee Caasimadda Dalka France, Wasiirrada arrimaha dibedda Dalalka Russia, Sergey Lavrov…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Laaluush Ku Bixisay Ku Dhowaad Hal Mliyan oo Dollar, UN-ka Warbixin ay soo saareen khubaro Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in Villa Somalia ay laaluush ku bixisay in ka badan nus Milyan Dollar si ay u soo saarto murashaxiinta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya Shir Maanta Ka Dhacaya Nairobi, Kenya Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Talaado ah wuxuu magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgalayaa shirka dadeynaha iyo horumarinta, waxaana soo qaban qaabisay QM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Dooratay Guddoomiye Cusub Jabhadda ONLF oo shirweyne uga socday magaalada Jigjiga ayaa xalay waxay halkaasi ku doorteen guddoomiye cusub, kadib doorasho dhacday. Dr. C/raxmaan Sheekh Mahdi ayaa loo doortay guddoomiyaha ONLF, wuxuuna helay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo u Hoydey Uhuru Kenyatta, Safar Ujeedo Badan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta la sheegayaa inuu magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ugu ambabaxay ka qeybgalka shir ujeedadiisu tahay in 2030-ka meel fiican laga gaaro qorshaha caafimaadka…