2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay magaalada Muqdisho Oo Saameyn Ku Yeeshay Wadooyinka Magaalada Qaarkood Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka da’ay roob aan saacado badan socday, hase ahaatee biyo badnaa, kaa oo saameyn ku yeeshay wadooyin badan oo dadka iyo gaadiidka isticmaali jireen. Wadada muhiimka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Magaalada Gaalkacyo Oo Xaalad Aadag Laga Soo Sheegayo Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa ku nool dad badan oo barakacayaala ah, kuwaa oo halkaasi ka degan Xerooyin loogu tala galay dadka soo barakacay. Kaamka Buulo Jawaan waxa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Gal-mudug Oo Kulamo La Qaatay Waxgaradka Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Mudug Madaxweynaha maamulka Gal-mudug State Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa kulamo la yeeshay Waxgaradka iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ku dhaqan gobalka Mudug. Qeybdiid oo dhawaan halkaasi dib ugu laabtay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku dhaqan Xeryaha Dalka Kenya Oo Isku Diyaarinaya In Dib Ay Ugu Soo Labtaan Dalkooda Soomaalida ku sugan Xeryaha Qaxooti ee ku yaalada dalka Kenya, qaarkood ayaa xilligaan waxay isku diyaarinayaan in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda, ka dib markii loo sheegay in cid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye Oo Sheegtay In Uu Yaalo Mooshin Ka Dhan Ah Hanti Dhowrka Iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Xukuumada Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shaaca ka qaaday in la gudbiyay mooshin ka dhan ah Hanti Dhawrka iyo sidoo kale Xeer…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed Ugu Horeeyey Oo Furmey iyo Guddoomiyihii Oo La Doortey (Sawirro) Waxaa maanta markii ugu horeysey taariikhda qabsoomey kalfadhigii koowaad ee baarlamaan ay leeyihiin dhalinyarada Soomaaliyeed kaasi oo ka kooban 275 xildhibaan oo 84 ka mid ahi ay yihiin gabdho taas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Dheeraad ah oo Kasoo Baxaysa Dadkii Ku Sumoobey Biyaha Ceelka ee Yaaqshiid Dad ilaa boqol ruux gaaraya ayaa la geeyay goobaha caafimaad ee u dhaw degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir kadib markii ah ku Sumoobeen biyo Ceel oo ay cabeen. Kalkaaliye ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kudladda Baarlamaanka ee Badbaado oo Sheegtey in Madaxweynaha uu Ku Gacan Seyrey Talooyinkooda Kudlad cusub oo ay ku mideysanyihiin illaa 100 xildhibaan oo lagu magacaabo Badbaado ayaa maanta waxa ay saxaafadda u sheegeen in madaxweynaha uu ku gacan seyrey talooyin ay u jeediyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Yoonis Cabdiraxmaan Maxamed oo Loo Doortey Guddoomiyaha Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliya Kalfadhigii ugu horeeyey oo uu maanta yeeshey baarlamaanka dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiye loogu doortey Yoonis Cabdiraxmaan Maxamed oo ka mid ahaa sedex musharax…