1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Ee Jubba Oo Wada Qorshe Magaalada Kismaayo Looga Saarayo Dadka Barakacayaasha ah (Dhageyso) Maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay ku doonayaan in guud ahaan magaalada Kismaayo gudaheeda uga saaraan dadka barakacayaasha ah ee halkaasi mudada deganaa. Xasan Xareed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xirneyd Xabsi Ku Yaala Dalka Masar Oo Dib u Helay Xuriyadooda Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsi ku yaala dalka Masar ayaa dib uhelay xuriyadooda ka dib dadaal ay sameysay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR. Dadkaan Soomaalida ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Wasaaradda Haweenka Oo Xalay Lagala Baxay Hoyga Uu Ka Deganyahay Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Nuur oo ah agaasimaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Dowladda Federaalka ayaa habeenkii xalay ahaa lagala baxay hoygiisa oo ku yaala degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho Xubno ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Caydiid Ilka Xanaf “Jabinta Dastuurka Waa Xabsi Daa’in Ama Dil” (Dhageyso) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Caydiid Ilka Xanaf ayaa maanta ka hadlay arimo badan oo ku aadan xuriyadda muwaadinka iyo sidoo kale xuquuqda uu shaqsiga u leeyahay in maxkamad la’aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Xuquuqda Aadanaha Oo Maanta Laga Xusay Magaalada Muqdisho (Dhageyso) Magaalada Muqdisho waxaa maanta looga dabaal degay 10 December oo ah maalin caalami ah islamarkaana loo asteeyay maalinta Xuquuqda Aadanaha caalamka. Munaasabad ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin iyo qeybaha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haween Lagu dilay Tiyeeglow iyo Raggii Dilkaas Fuliyay oo Qaarkood Lasoo Qabtay 7 Haween ayaa lagu dilay degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool sida uu Goobjoog u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Tiyeeglow Maxamed Cabduule Xasan food Cadde. Labo Haween ayaa qoorta looga jaray dibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Human Rights Watch Oo Sheegtay In Dowladda Federaalka Ay Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Arimaha Xuquuqda Aadanaha (Dhageyso) Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanaha Human Rights Watch ayaa sheegtay in dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ku fashilantay wax ka qabashada xaaladaha la xiriira xuquuqda Aadanaha, gaar ahaan deegaanada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Booqday Dadkii Dhawaan Ku Dhaawacmay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Bayahdba (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta booqday dadkii dhawaan ku dhaawacmay Qarayxo Ismiidaamin ah oo dhawaan ka dhacay magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobalka Bay. Shariif Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Maamulka Gal-mudug Oo Maanta Yeeshay Kulan Looga Hadlay Arimo Dhawr Ah (Dhageyso) Magaalada Gaalgacyo ee xarunta gobalka Mudug, waxaa maanta kulankii caadiga ahaa ku yeeshay Wasiirada maamulka Gal-mudug, kaa oo arimo badan looga hadlay. Kulankaan waxaa shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Cabdi Xasan…