Danjiraha Dalka Britain Ee Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Maanta Gaaray Magaalada Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Danjiraha dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan halkaas oo lagu soo dhaweeyay. Xubnahaan gaaray Baydhaba… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Dadkii Ugu Horeeyay Ee Laga Keenay Xeryaha Qaxootiga Kenya Oo Dhoobleey Lagu Soo Dhaweeyay (Dhageyso) Degmada Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose waxaa soo gaaray dadkii ugu horeeyay ee Qaxooti Soomaaliyeed ah kuwaa oo in ka badan 20 sano ku noolaa Xerayaha Qaxooti ee Dalka Kenya.…
1 daqiiqo Faah faahin:- Wadfi Ka Socda Dowladda oo gaaray Degmada Dhuusa Mareeb Ee Gobalka Gal-gaduud (Sawiro) Degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka Gal-gaduud waxaa shalay gaaray wafdi Balaaran oo uu hogaaminaayay oo ka socday dowladda Soomaaliya, waxaana hogaaminayay sii haya xilka wasiir ku xigeenka Arimaha dibadda xukuumada…
1 daqiiqo Dhismaha Wadooyinka Degmada Jowhar Oo Lasoo Gaba Gabeeyay (Dhageyso) Waxaa guud ahaan la dhameystiray wadooyinka kala qeybiya xaafadaha magaalada Jowhar oo dhawaan dib u habeyn lagu sameeyay. Maamulka gobalka Shabeelaha Dhexe iyo dowladda Britten ayaa iska kaashaday qorshe la…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana Idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Sheegtay In Gobalada Dalka Laga Hirgelinayo Maamulo Dadka Raali Ka Yihiin (Dhageyso Waresyi) Wasaaradda Arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in guud ahaan gobalada dalka laga hirgelinayo maamulo ay raali ka yihiin dadka dega gobaladaasi, kuna yimaada rabitaan iyo faham shacabiyadeed. C/raxmaan Maxamed…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Ay La Xisaabtamayaan Hay’adaha Samafalka Ah Ee Ku Sugan Gobalkaasi (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la xisaabtanka Hay’adaha Samafalka ah ee ku sugan gobalkaasi. Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Sheekh Cismaan Xasan oo…
4 daqiiqo Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Hay’adaha Dowladda Aad iyo Aad Ayuu Uga Dhex Jiraa Musuq Maasuqa (Dhageyso Wareysi) Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa maalinta la dagaalanka Musuq Maasuqa, waxaana dhaca munaasabado lagu soo bandhigo wadan walba halka uu gaarsiisan yahay heerka uu marayo musuq…
2 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaano Hoostaga Degmada Baladxaawo (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka Kenya ayaa dagaal kula wareegay deegaano hoostaga degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo. Ciidamadaan is garabsanaya ayaa duulaan ku qaaday deeganadaasi…
2 daqiiqo Madaxweynaha Puntland Oo Soo Gaba Gabeeyay Socdaal Uu Ku Marayay Deegaano Ka Mid Ah Maamulkaasi (War-saxaafadeed iyo Sawiro) Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo geba gebeeyey Safar shaqo oo uu ka tagay Gobolada Barri iyo Karkaar dibna ugu soo laabtay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe .…